Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Caalamka

Iiraan oo digniin culus u dirtay Imaaraadka iyo Sacuudiga

Iran ayaa la sheegay inay farriin adag u dirtay Sacuudiga carabiya iyo Imaaraadka, taas oo ku saabsan jawaabteeda milatari ee ka dhalatay dagaalka ay kula jirto Mareykanka iyo Israel. Warbixinno laga helay ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in Tehran…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
May 3, 2026, 5:03 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Iiraan oo digniin culus u dirtay Imaaraadka iyo Sacuudiga
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Iran ayaa la sheegay inay farriin adag u dirtay Sacuudiga carabiya iyo Imaaraadka, taas oo ku saabsan jawaabteeda milatari ee ka dhalatay dagaalka ay kula jirto Mareykanka iyo Israel. Warbixinno laga helay ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in Tehran ay ka digtay weerarro culus oo ay ku beegsan karto Abu Dhabi haddii colaadda sii xoogeysato.

Digniintan ayaa kusoo beegmaysa xilli xiisadda gobolka ay gaartay heer sare, iyadoo dalalka Khaliijka ay wajahayaan culeys siyaasadeed iyo mid amni. Falanqeeyayaal ayaa sheegaya in Tehran ay isku dayeyso inay ka faa’iideysato kala aragti duwanaanta ka dhex jirta dalalkan.

Khilaafka u dhexeeya Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa sii balartay toddobaadyadii lasoo dhaafay, gaar ahaan kadib go’aankii Abu Dhabi uga baxday ururka OPEC. Tallaabadaas ayaa loo fasiray mid sii ballaarin karta kala fogaanshaha labada dal ee saameynta ku leh gobolka.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in Imaaraadka uu sii xoojiyay xiriirka difaac iyo amni ee kala dhexeeya Israel iyo Mareykanka, iyadoo la sheegay in Tel Aviv ay u dirtay qalab difaac oo dheeraad ah. Arrintan ayaa sii kordhisay shakiga Tehran ee ku saabsan doorka Abu Dhabi ee colaadda.

Sacuudiga, inkastoo uu taageero siiyay qaar kamid ah howlaha Mareykanka, haddana wuxuu sii wadaa dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu raadinayo xabbad-joojin iyo wada hadal. Riyadh ayaa ka walaacsan in dagaalku saameyn ku yeesho dhaqaalaha iyo amniga gobolka.

Xaaladda Bariga Dhexe ayaa weli kacsan, iyadoo dalalka gobolka ay ka cabsi qabaan in colaaddu isu beddesho dagaal ballaaran oo saameeya marinada shidaalka iyo xasilloonida guud ee gobolka.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Ku xigeenka Taliyaha Booliska oo ka digay khatarta bixitaanka ciidamada Uganda

Ku xigeenka Taliyaha Booliska oo ka digay khatarta bixitaanka ciidamada Uganda

21 hours ago
Boosaaso oo loo adeegsaday marin calooshood u shaqeystayaal Suudaan

Boosaaso oo loo adeegsaday marin calooshood u shaqeystayaal Suudaan

23 hours ago
Ciidamo cusub oo ku biiraya Xoogga Dalka oo lagu soo bandhigay Galmudug

Ciidamo cusub oo ku biiraya Xoogga Dalka oo lagu soo bandhigay Galmudug

23 hours ago
Sanbaloolshe oo dhulka uga soo gudbay Feerfeer kuna tegay magaalada Beledweyne

Sanbaloolshe oo dhulka uga soo gudbay Feerfeer kuna tegay magaalada Beledweyne

2 days ago
Israa’iil oo ka jawaabtay hadalkii JD Vance ee ku saabsanaa xiriirka Mareykanka

Israa’iil oo ka jawaabtay hadalkii JD Vance ee ku saabsanaa xiriirka Mareykanka

2 days ago
Xasan Sheekh: Khilaafkeenna siyaasadeed shisheeye lama dhex geli karo

Xasan Sheekh: Khilaafkeenna siyaasadeed shisheeye lama dhex geli karo

2 days ago
Xiisadda Suudaan iyo Itoobiya oo sii xoogeysatay kadib tallaabooyin aargoosi ah

Xiisadda Suudaan iyo Itoobiya oo sii xoogeysatay kadib tallaabooyin aargoosi ah

2 days ago
Soomaaliya oo ka digtay in dagaallada Itoobiya….

Soomaaliya oo ka digtay in dagaallada Itoobiya….

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.