• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Duqeyn culus oo lagu beegsaday Al Shabaab duleedka Baydhaba

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Duqeyn culus oo lagu beegsaday Al Shabaab duleedka Baydhaba
Share

Wararka24: Faah faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka magaalada Baydhaba ee gobolka Baay, taas oo lala beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab.

Duqeynta ayaa si gaar ah uga dhacday inta u dhexeysa Baydhaba iyo deegaanka Daynuunaay, halkaas oo la sheegay in ay isku uruursanayeen xubno ka tirsan kooxda.

Wararka ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo ay leeyihiin saaxiibada caalamiga ah ay fuliyeen weerarka, iyagoo dhowr gantaal ku dhuftay goobta la beegsaday.

Ujeedka maleeshiyaadka ayaa la sheegay inuu ahaa inay carqaladeeyaan amniga Baydhaba, balse weerarka ayaa yimid kadib markii la helay xog ku saabsan dhaq dhaqaaqooda.

Sidoo kale, waxaa jira warar sheegaya in khasaare culus uu soo gaaray kooxda, inkastoo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin tirada dhimashada iyo dhaawaca.

Xaaladda deegaanka ayaa weli kacsan, iyadoo ciidamada dowladda ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan duleedka magaalada si loo xoojiyo amniga.

Duqeyntan ayaa kusoo aadeysa xilli maalmihii u dambeeyay ay jireen dagaallo ka dhacay deegaanka Daynuunaay, halkaas oo ay isku farasaareen ciidamada dowladda iyo Al Shabaab.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.