• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Bankiga Adduunka oo walaac ka muujiyay taageerada Soomaaliya

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Bankiga Adduunka oo walaac ka muujiyay taageerada Soomaaliya
Share

Wararka24: Bankiga Adduunka ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada.

Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in haddii aan xal laga gaarin ismari waaga siyaasadeed, ay jirto suuragalnimo ah in la hakiyo ama la jaro taageerada dhaqaale ee la siiyo dowladda.

Wararka ayaa tilmaamaya in kahor bisha May la filayo in go’aan laga gaaro arrintan, haddii aan la helin heshiis siyaasadeed oo ku saabsan doorashooyinka.

Beesha caalamka ayaa cadaadis saaraysa in la helo hannaan doorasho oo lagu wada qanacsan yahay, iyadoo arrintan ay si toos ah u saameyn karto dhaqaalaha dalka.

Hakinta taageeradan ayaa halis gelin karta xasilloonida dhaqaale, maadaama Bankiga Adduunka uu sanad walba Soomaaliya siiyo taageero lacageed oo muhiim ah.

Qaar kamid ah maamul goboleedyada ayaa lagu sheegay inay riixayaan tallaabadan, iyagoo ku doodaya in loo baahan yahay heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay.

Taageerada Bankiga Adduunka ayaa ku xiran shuruudo siyaasadeed iyo kuwo dhaqaale, waxaana horey loo hakiyay xilligii khilaafkii doorashooyinka ee 2021.

Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.