• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

13 Qof oo Ku Geeriyooday Shil Ka Dhacay Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Geeri horleh oo ka dalatay a’aska

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
2 months ago
Reading Time: 2 mins read
13 Qof oo Ku Geeriyooday Shil Ka Dhacay Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Geeri horleh oo ka dalatay a’aska
Share

Wararka24: Ugu yaraan 13 qof, oo 12 ka mid ahi ay ka tirsanaayeen hal qoys, ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay deegaanka Guuyoow ee degmada Qabribayax ee Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Shilka ayaa dhacay kadib markii ay isku dhaceen gaari xamuul ahaa oo siday qaad iyo bajaaj saddex lugood leh. Dad kale ayaa ku dhaawacmay shilka, iyadoo la sheegay in qaar ka mid ah dhaawacyadu ay culus yihiin, taas oo keentay walaac laga qabo in tirada dhimashadu ay kororto.

Sida ay sheegeen dadka deegaanka, inta badan dadkii ku dhintay shilka waxay ahaayeen dhallinyaro ka soo laabanayay xaflad aroos, waxaana dhacdadu murugo weyn ku abuurtay bulshada deegaanka.

khasaaraha dhimaashada ayaa intaas kasii batay kadib markii uu god kusoo dumay qaar kamid ah dadkii qodayey Xabaal Wadareedkii lagu aasi lahaa dadkii ku dhintay shilka Gaari

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Maxamed Cumar, ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada dadkii ku dhintay dhacdada, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay musiibadani saameysay.

Mas’uuliyiinta deegaanka ayaan weli faahfaahin rasmi ah ka bixin sababta keentay shilka ama xaaladda caafimaad ee dhammaan dadka ku dhaawacmay. Waxaa la filayaa in baaritaan lagu sameeyo dhacdada, iyadoo bulshada deegaanka ay weli ku jirto murugo ka dhalatay khasaaraha is daba jooga ah.

ka dalatay aaska


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.