• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Bulshada

Qiso aad u xanuunbadan oo ku dhacday wiil somaliyeed oo south afrika dukaan kulahaa + Video..

Amran Mahad by Amran Mahad
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Qiso daan xanuunka badan

Wararka Ugu Aqrintabadan

Khubarada Caafimaadka oo Soo Bandhigay 7 Hab oo Lagu Hagaajiyo Hurdada

Khubarada Caafimaadka oo Soo Bandhigay 7 Hab oo Lagu Hagaajiyo Hurdada

3 weeks ago
Dhibaatooyinka ay dhallinyaradu somaliyeed kala kulmaan Tahriibka.

Dhibaatooyinka ay dhallinyaradu somaliyeed kala kulmaan Tahriibka.

1 month ago
Load More
Share

Qiso daan xanuunka badan

Wararka24: Qiso aad xanuunka badan ayaa ku dhacday wiil somaliyeed oo ganacsado dukaan kulahaa south africa, wiilkaan ayaa hada bukaan jiif ah oo ay ehelkisa kula tacaalayaan magalada muqdisho..

Qiso daan xanuunka badan ayaa waxaa kashekeyey sheekh xassaan ayaa ku bilaabatay sida tan

Wiilkan ayaa dukaan kulahaa oo kashaqeysaneyay magalada johanesburg ee dalka south afrika ayaa waxaa ushaqeynayey gabar madow oo ah dadka mesha dagan, ayaa ushaqeyneysay,

Ilahay amarki gabadhi ayaa waxay ay jeclaatay diinta islaamka oo waxay kaheshay dadka muslinka ee masha dagan dhaqankooda, Maalinba gabadhi waxay goaansatay in ay diinta islaamka ku biirto oo waxay utagtay wiilkas ay ushaqeyneysay ee dukankiisa joogtay,

Wiilki marki utagtay oo ay usheegtay inay rabto inay islaamto oo uu kacaawiyo sidii ay diinta ugu biiri laheyd, ayuu qeyli kahor keenay oo uu kudhahay waad walantahay orad shaqeyso..

Gabadhi marba marki cabaar lajoogo waxay kusoo noqotoba oo isna uu sidas ugu qeyliyo mudo kadib gabadhi tiirabi ayaa kutamid oo way geeriyootay ayado wali gaal ah..

malmo kadib wiilki hurdada dhan ayaaba ka goday marku indhaha isku qabtaba Gabadhi ayadaa hortaagan oo qeylineyso oo waxay ku doodeysa in lacadaabi haayo. gaalnimadi ay ku dhimatay darteed, lkn loobalan qaaday marku isaga dhinto in lagu badali doona, ayna sugi ladahay in uu isga soo dhinto si looga badalo iyada..

Ninki maskaxdiisa ayaa lagalay meelwalbo caafimaad loogeyay wax waa laga qaban waayey XASBUNALLAH kawaran qof ladhahay Naarto kali ah dhimasho ayaa kaaxigta wiilki isago tabcaan ah ayaa waxay ehelkiisa ku haayaan magalada muqdisho ee dalka somalia meel walbana lageeyey ee wax loo qaban waayey, Hada sida lasoo xaqiijiyey nolal iyo geeri ayay xaladisu tahay ilahay ha ugar gaaro anaga alle inama fidneeyo

Taas waxay ku tusiineysa dhibatada ay leedahay waxa aad sahlato sida ay noolashaada dhan ubadali karaan ilahay wadada keyrka leh hana waafijiyo..

Muuqaanka waa kan sheekh xasaani oo ka sheekeynayo qisada

Qiso daan xanuunka badan  Sheekh xasaan

Share
Tags: Qiso aad u xanuunbadanqiso shouth afrikasheekh xasaani
Previous Post

Wararka24: Degmada Awdheegle, Al Shabaab oo Manta sheegtay in ay la wareegtay+ faahfaahin dherad ah

Next Post

Wararka24: Guddoomiyaha Maxkamadda Shute Dagaalka ayaan soo galnay, maxkamadi waan kasoo tagnay?

Related Posts

No Content Available
Load More
Next Post
Guddoomiyaha Maxkamadda

Wararka24: Guddoomiyaha Maxkamadda Shute Dagaalka ayaan soo galnay, maxkamadi waan kasoo tagnay?

Maamul goboleedka Puntland

Puntland oo Markale qaaday talaabo kadhan ah DF, Maxay tahay?

NISA

Maxa kajira In ciidan NISA Katirsan ay weerareen Dalka kenya + Khasaaraha lasheegay

Recommended

Qiso daan xanuunka badan

Qiso aad u xanuunbadan oo ku dhacday wiil somaliyeed oo south afrika dukaan kulahaa + Video..

1 year ago
Degdeg

DEGDEG: Shabaab oo afar jiho kasoo weeray AFGOOYE?

1 year ago
Trump

Trump ayaa sheegay in Putin uusan ka qayb gali doonin wada-hadallada uu Ukraine ee Turkiga!

10 months ago
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Wasiiru Dowlaha Iskaashiga Dhaqaalaha Jarmalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Wasiiru Dowlaha Iskaashiga Dhaqaalaha Jarmalka

1 month ago
Iiraan oo sheegtay inay lacag ka qaaddo maraakiibta mara marinka Hormuz

Iiraan oo sheegtay inay lacag ka qaaddo maraakiibta mara marinka Hormuz

2 days ago
Hay’adda Maraykanka oo ku dhawaaqday inay ICE ka saarayso Minneapolis

Hay’adda Maraykanka oo ku dhawaaqday inay ICE ka saarayso Minneapolis

1 month ago
Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo diyaarinaya qorshe ciidamo lugta ah oo Iran ku wajahan

4 days ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.