• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Daawo: Puntland oo taageero u muujisay maamulka Galmudug

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
3 months ago
Reading Time: 2 mins read
Daawo: Puntland oo taageero u muujisay maamulka Galmudug
Share

Wararka24: Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad goboleedka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa sheegay in Puntland ay garab taagan tahay maamulka Galmudug xilli ay jiraan xiisado siyaasadeed oo la xiriira doorashooyinka maamulkaasi.

Lugatoor oo ka hadlay xaaladda Galmudug ayaa sheegay in labada maamul ay yihiin deris xiriir dhow leh, isla markaana xasilloonida iyo amniga Galmudug ay muhiim u tahay Puntland. Wuxuu xusay in Puntland ay danaynayso in Galmudug ay sii ahaato mid degan oo mideysan.

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada qaarkood laga soo raray furimaha dagaalka si loogu xoojiyo amniga gudaha, isaga oo ku dooday in xaaladda siyaasadeed ee taagan ay keentay dhaq-dhaqaaqyo cusub oo dhinaca amniga ah.

Wuxuu ugu baaqay shacabka iyo siyaasiyiinta Galmudug inay ka shaqeeyaan ilaalinta wadajirka iyo xasilloonida maamulka, isaga oo sheegay in xal kasta lagu gaari karo wada-hadal iyo is-afgarad siyaasadeed.

Sidoo kale, Lugatoor ayaa caddeeyay in Puntland ay taageero u fidin doonto dadaallada lagu ilaalinayo nabadda iyo midnimada Galmudug, isaga oo ku baaqay in laga fogaado tallaabo kasta oo horseedi karta khilaaf ama qalalaase cusub.

Hadalkan ayaa kusoo aadaya xilli ay isa soo tarayaan wararka ku saabsan khilaaf siyaasadeed oo la xiriira doorashada soo socota ee Galmudug, kaas oo la sheegay inuu u dhexeeyo madaxda maamulka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Daawo


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.