• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Guddiga Xuquuqul Insaanka iyo Laanqayrta Cas oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
5 months ago
Reading Time: 3 mins read
Guddiga Xuquuqul Insaanka iyo Laanqayrta Cas oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga
Share

Wararka24: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabbishay Madaxa Ergada Hey’adda Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas ee Soomaaliya, Antoine Grand, iyagoo ka wada hadlay xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo la xiriira ilaalinta dadka rayidka ah, gaar ahaan xilliyada ay jiraan xaaladaha amni iyo bani’aadannimo ee dalka ka jira. Labada dhinac ayaa isla gartay muhiimadda ay leedahay dhowrista xuquuqda aas-aasiga ah ee muwaadiniinta.

Sidoo kale, waxaa si gaar ah looga hadlay kormeerka xarumaha lagu hayo dadka xiran iyo xabsiyada, si loo hubiyo in dadkaasi ay helaan xuquuqdooda sharciga ah, loona ilaaliyo karaamadooda bini’aadannimo.

Mas’uuliyiinta ayaa sidoo kale falanqeeyay sidii loo xoojin lahaa ixtiraamka shuruucda caalamiga ah ee bani’aadannimada iyo xuquuqul insaanka, kuwaas oo door muhiim ah ka qaata ilaalinta shacabka xilliyada colaadaha iyo xaaladaha adag.

Kulanka ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad ku saabsan in la sii xoojiyo iskaashiga dhinacyada is gaarsiinta gargaarka bani’aadannimo, taageeridda bulshada nugul iyo horumarinta nidaamyada qaran ee ilaalinta xuquuqul insaanka.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.