• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xog: Kulamo xasaasi ah oo xalay ka dhacay Villa Somalia

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xog: Kulamo xasaasi ah oo xalay ka dhacay Villa Somalia
Share

Wararka24: Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia waxaa xalay ka dhacay kulan xasaasi ah oo diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, gaar ahaan isbeddelkii dhowaan ka dhacay magaalada Baydhaba.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Xamza Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur Madoobe, waxaana la sheegay inuu ku soo dhammaaday jawi deggan.

Sida ay wararku sheegayaan, kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb-galay qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Digil iyo Mirifle, halka ay ka maqnaayeen xubno kale oo muhiim ah oo ka tirsan dowladda, taasoo muujinaysa kala duwanaansho aragtiyeed oo jira.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kulanka lagu go’aamiyay musharraxa ay dowladdu ku taageeri doonto doorashada Koonfur Galbeed, iyadoo la tilmaamay in Aadan Madoobe loo xushay inuu matalo Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka.

Go’aankan ayaa la filayaa inuu dhaliyo dood iyo khilaaf gudaha ah, maadaama maalmahan uu jiray loollan siyaasadeed oo xooggan oo ku saabsan cidda hoggaamin doonta maamulka Koonfur Galbeed.

Dhanka kale, Villa Somalia ayaa dadaal xooggan ku bixinaysa dib-u-dhiska maamulka Koonfur Galbeed, kadib isbeddelkii ka dhacay Baydhaba, iyadoo la magacaabay hoggaan ku-meel-gaar ah oo sii wada howlaha maamulka.

Xaaladdan ayaa kusoo aadeysa xilli uu dalka wajahayo jahwareer siyaasadeed oo la xiriira doorashooyinka iyo wax ka beddelka dastuurka, taasoo sii kordhin karta xiisadaha u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.