• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Diyaarado dagaal oo lagu arkay Baydhaba iyo xiisada oo sii kordheysa

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Diyaarado dagaal oo lagu arkay Baydhaba iyo xiisada oo sii kordheysa
Share

Wararka24: Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ay ka socdaan duleedka magaalada Baydhaba, halkaas oo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku sugan yihiin.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay fadhiisin ka sameysteen meel dhowr kiiloomitir u jirta magaalada, iyagoo u muuqda kuwo isku diyaarinaya inay gudaha u galaan Baydhaba.

Sidoo kale, waxaa cirka magaalada iyo nawaaxigeeda lagu arkayaa diyaarado nooca drones ah iyo kuwa qumaatiga u kaca, kuwaas oo dul heehaabaya aagga, isla markaana qayb ka ah howlgalka socda.

Dad badan oo ku nool Baydhaba ayaa bilaabay inay ka barakacaan magaalada, iyagoo ka cabsi qaba in dagaal toos ah uu ka dhex qarxo labada dhinac.

Dhaqdhaqaaqyadan ayaa kusoo aadaya xilli Wasiirka Dekedaha Soomaaliya uu sheegay in ciidamada dowladda la filayo inay gudaha u galaan Baydhaba.

Dhanka kale, dagaallo hore ayaa ka dhacay deegaanka Daynuunaay oo qiyaastii 18 kiiloomitir u jirta Baydhaba, halkaas oo ay isku fara saareen ciidamada dowladda iyo Al Shabaab.

Xiisadda u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa weli sii xoogeysaneysa, iyadoo isku socodka gaadiidka iyo dadka ee magaalada si weyn u yaraaday.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.