• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, May 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
2 months ago
Reading Time: 2 mins read
Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

Wararka Ugu Aqrintabadan

DAAWO: Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashada Koonfur Galbeed iyo mucaaradka

DAAWO: Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashada Koonfur Galbeed iyo mucaaradka

7 hours ago
Doorashooyin qof iyo cod ah oo Koonfur Galbeed si sax ah uga hiirgali+sawiro

Doorashooyin qof iyo cod ah oo Koonfur Galbeed si sax ah uga hiirgali+sawiro

7 hours ago
Load More
Share

Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si kulul uga hadlay xabsi guriga la geliyay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Shub.

Fahad Yaasiin ayaa farriin uu soo saaray ugu digay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre in ay ka fiirsadaan tallaabadaasi, isaga oo ku tilmaamay mid abuuri karta dhaqan cusub oo khatar ku ah nidaamka dowladnimada.

Wuxuu sheegay in aan horey loo arag masuul xil laga qaaday oo si toos ah xabsi loogu beddelo, isagoo arrintaas ku tilmaamay mid aan horay uga dhicin siyaasadda dalka.

Fahad ayaa ugu baaqay madaxda sare inay si degdeg ah u sii daayaan Jeneraal Shub, isaga oo ka digay cawaaqib ka dhalan kara haddii tallaabadan la sii wado.

“Albaabkan haddii la furo lama yaqaano halka uu ku dambeyn doono,” ayuu yiri Fahad, isagoo muujiyay walaac ku aaddan mustaqbalka nidaamka siyaasadeed.

Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Shub ayaa haatan ku jira xabsi guri, iyadoo ciidamada ammaanka ay si buuxda ula wareegeen ilaalinta hoygiisa, isla markaana la xaddiday dhaqdhaqaaqiisa.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in tallaabadan ay ka dambeyso amar sare, inkastoo aan si rasmi ah loo shaacin sababta, iyadoo la tuhunsan yahay inay la xiriirto xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Koonfur Galbeed.

Share
Tags: caasimadda Muqdishowararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

Next Post

DF Soomaaliya oo dalab xasaasi ah u dirtay kooxaha taageersan Lafta-gareen

Related Posts

DAAWO: Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashada Koonfur Galbeed iyo mucaaradka

DAAWO: Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashada Koonfur Galbeed iyo mucaaradka

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud ayaa maanta khudbad uu u jeediyay shacabka kaga hadlay doorashooyinka ka socda...

Doorashooyin qof iyo cod ah oo Koonfur Galbeed si sax ah uga hiirgali+sawiro

Doorashooyin qof iyo cod ah oo Koonfur Galbeed si sax ah uga hiirgali+sawiro

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Waxaa maanta si rasmi ah deegaannada maamulka Koonfur Galbeed uga bilowday doorashooyin qof iyo cod ah, kuwaas...

DAAWO: Dibadbaxii mucaaradka oo sababay dhimasho iyo dhaawac

DAAWO: Dibadbaxii mucaaradka oo sababay dhimasho iyo dhaawac

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dibadbax ay mucaaradka Soomaaliya maanta ka dhigeen magaalada Muqdisho, kaas oo...

Xog: Xaaladda magaalada Muqdisho oo degan iyo xalka Dibadbixii mucaaradka

Xog: Xaaladda magaalada Muqdisho oo degan iyo xalka Dibadbixii mucaaradka

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa manta degan, inkastoo ay jireen walaacyo la xiriiray bannaanbax ay mucaaradku horay ugu...

Shirkado Mareykan ah oo ku soo birayo shidaal baarista Soomaaliya

Shirkado Mareykan ah oo ku soo birayo shidaal baarista Soomaaliya

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Shirkadda Soma Oil and Gas Ltd. ayaa wada dadaallo cusub oo ay ku raadineyso shirkado Mareykan ah...

Turkiga oo xoojinaya doorkiisa siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya

Turkiga oo xoojinaya doorkiisa siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Turkiga ayaa si isa soo taraysa u xoojinaya doorkiisa siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Geeska Afrika, iyadoo...

Load More
Next Post
DF Soomaaliya oo dalab xasaasi ah u dirtay kooxaha taageersan Lafta-gareen

DF Soomaaliya oo dalab xasaasi ah u dirtay kooxaha taageersan Lafta-gareen

Xukuumada Somaliland iyo ganacsatada oo si wadajir ah u go’aamiyay qiimaha shidaalka

Xukuumada Somaliland iyo ganacsatada oo si wadajir ah u go’aamiyay qiimaha shidaalka

Mareykanka oo ku hanjabay weerarro ka xooggan kuwii hore haddii ay iran diido guul-darro

Mareykanka oo ku hanjabay weerarro ka xooggan kuwii hore haddii ay iran diido guul-darro

Recommended

Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha Puntland DENI oo ku dhawaaqday wajiga saddexaad ee dagaalka ka dhanka ah Daacish

1 year ago
sirdoonka Mareykanka

Sirdoonka Mareykanka CIA oo Xafiis ka Furatay Boosaaso,

1 year ago
Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

1 year ago
Danab oo howlgal ka fuliyay deegaan u dhow Jilib

Danab oo howlgal ka fuliyay deegaan u dhow Jilib

1 month ago
Muqdisho

Muqdisho Ciyaartoy Caalami ah oo Manta Soo Gaaray + Faahfahin

12 months ago
Khatumo

Shirka Dhismaha Maamulka Khatumo Oo Maalintii 2aad Ka Socda Laascaanood

10 months ago
Taliyaha cusub ee ciidanka Uganda ee xarumaha Qaramada Midoobay ee kuyaala xerada Xalane

Taliyaha cusub ee ciidanka Uganda ee xarumaha Qaramada Midoobay ee kuyaala xerada Xalane

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.