• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Mucaaradka Koonfur Galbeed oo soo bandhigay ciidamo xooggan

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Mucaaradka Koonfur Galbeed oo soo bandhigay ciidamo xooggan
Share

Wararka24: Xubnaha mucaaradka Koonfur Galbeed ayaa degmada Buurhakaba kusoo bandhigay ciidamo aad u hubeysan, xilli ay socdaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah maamulka uu hoggaamiyo Cabdicasiis Lafta-gareen.

Ciidamadan ayaa lagu arkay safaf dhaadheer, waxaana la hadlay mas’uuliyiin ku sugan halkaasi oo ku booriyay inay u diyaar garoobaan howlgal, maadaama ay isku horfadhiyaan ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadan lagu xoojiyay askar kale oo laga soo qaaday degmada Xudur, kuwaas oo ku biiray ciidamo horey uga jiray deegaannada ku dhow Baydhaba.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka oo la hadlay ciidamada ayaa sheegay in loo baahan yahay in la xaqiijiyo doorasho ka dhacda deegaanada, iyagoo uga digay maamulka Koonfur Galbeed xaaladda taagan.

Dhanka kale, dowladda Federaalka ayaa horey ciidamo gaar ah ugu dirtay magaalada Baraawe, taasoo sii kordhisay xiisadda u dhexeysa labada dhinac.

Tallaabadan cusub ayaa kusoo aadeysa xilli madaxweyne Lafta-gareen uu magacaabay guddiga doorashada, iyadoo weli uu muran ka taagan yahay hannaanka loo marayo doorashada.

Xiisadda siyaasadeed iyo dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ka socda Koonfur Galbeed ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo laga cabsi qabo isku dhacyo hor leh.

DAAWA


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.