• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Trump oo Xilkii Ka Qaaday Xoghayihii Amniga Gudaha Kristi Noem

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Trump oo Xilkii Ka Qaaday Xoghayihii Amniga Gudaha Kristi Noem
Share

Wararka24:6-02-2026 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Khamiistii xilkii ka qaaday Xoghayihii Waaxda Amniga Gudaha (DHS) Kristi Noem, kadib dhaliilo siyaasadeed oo la xiriiray qaabka ay u maamushay waaxdaasi, gaar ahaan arrimaha socdaalka iyo ka jawaabidda musiibooyinka dabiiciga ah.

Trump ayaa go’aanka xil-ka-qaadista ku shaaciyay baraha bulshada, isagoo sheegay inuu xilkaas u magacaabayo Senator Markwayne Mullin oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga kana soo jeeda gobolka Oklahoma.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in Kristi Noem loo magacaabi doono xil cusub oo ah Ergeyga Gaarka ah ee Gaashaanka Qaaradaha Ameerika, oo ah qorshe amni oo uu sheegay inuu diiradda saari doono dalalka ku yaalla galbeedka qaaradda.

Xilka ka qaadista Noem ayaa timid laba maalmood kadib markii ay su’aalo adag kala kulantay xubnaha Koongareeska Mareykanka intii lagu jiray dhageysi ku saabsan maamulka waaxda Amniga Gudaha.

Dhaliilaha ugu waaweyn ee loo jeediyay waxaa ka mid ahaa olole xayeysiis ah oo ku kacay 220 milyan oo doolar oo lagu dhiirrigelinayay dadka sida sharci darrada ah ku jooga Mareykanka inay si iskood ah dalka uga baxaan. Noem ayaa sheegtay in Trump uu ogaa ololahan, balse Trump ayaa si cad u beeniyay arrintaas.

Sidoo kale, waaxda Amniga Gudaha ayaa la kulantay cadaadis siyaasadeed kadib markii ay muddo 20 maalmood ah la daalaa dhacaysay arrimo la xiriira miisaaniyad la’aan, halka qaar ka mid ah shaqaalaha ay shaqeynayeen iyagoo aan helin mushaar.

Kristi Noem ayaa noqotay xubintii ugu horreysay ee ka tirsan golaha wasiirrada ee laga qaado xilka intii lagu guda jiray muddada labaad ee Madaxweyne Trump.

Magacaabista Senator Markwayne Mullin ayaa u baahan doonta ansixinta Golaha Senate-ka, inkastoo sharciga federaalka uu oggolaanayo inuu si kumeel-gaar ah xilka u qabto inta ay socoto geeddi-socodka ansixinta.siibada.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.