• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Qaybo ka mid ah gobollada Soomaaliya oo wajahaya abaar ba’an

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Qaybo ka mid ah gobollada Soomaaliya oo wajahaya abaar ba’an
Share

Wararka24: 3-03-2026 Qaybo badan oo ka mid ah gobollada Soomaaliya ayaa wajahaya abaar ba’an oo si weyn u saameysay nolosha dadka iyo xoolaha, iyadoo laga cabsi qabo in xaaladdu isu beddesho macluul haddii aan la helin gargaar degdeg ah.

Degaano badan ayaa laga soo wariyay barakac ballaaran, kadib markii qoysaskii ku noolaa ay u hayaameen meelaha laga heli karo biyo iyo cunto. Qaar ka mid ah dadka barakacay ayaa ka tagay xoolahoodii, kuwaas oo u baaba’ay haraad iyo daaq la’aan.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, oo kormeer ku tagay deegaanno ay abaartu si daran u saameysay, ayaa sheegay in xaaladdu aad u liidato. “Waxaan indhahayga ku arkay xoolo cunaya bakhtiga xoolo kale, taas oo ka dhalatay abaarta dalka ka jirta,” ayuu yiri, isagoo xusay in baahida ugu weyn ee dadka ay tahay biyo.

Gobollada Koonfurta, Bartamaha iyo Waqooyiga dalka ayaa laga soo sheegay saameyn xooggan oo abaarta ah, gaar ahaan qoysaska xoolo-dhaqatada iyo beeraleyda. Mas’uuliyiintu waxay ku baaqeen in si degdeg ah loo kordhiyo gurmadka bini’aadantinimo si loo yareeyo halista sii kordheysa ee nolol xumo iyo cunno yari.
— Wararka24


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.