• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, August 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweynaha Puntland DENI oo ku dhawaaqday wajiga saddexaad ee dagaalka ka dhanka ah Daacish

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Madaxweynaha Puntland

Wararka Ugu Aqrintabadan

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

13 hours ago
Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

1 day ago
Load More
Share

Madaxweynaha Puntland
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni 28-ka Febraayo.

Wararka24: Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaaciyay in la soo gaba-gabeeyay wejiga labaad ee dagaalka lagula jiro kooxda Daacish, loona gudbi doono wejiga saddexaad, kaas oo bilaabanaya 28-ka Febraayo.

Deni oo xalay khudbad u jeediyay shacabka Puntland ayaa sheegay in wejiga labaad lagu ciribtiray xarumo muhiim ah oo Daacish ay ku lahayd deegaanka Dhasaan, halkaas oo lagu tababari jiray dagaalyahannada kooxda iyo xubnaha fuliya weerarrada is-miidaaminta.

Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni ayaa ku dhawaaqay in uu soo gaba-gaboobay wajigii 2-aad, isla markaana ku dhawaaqay in wajiga 3-aad uu bilaaban doono 28-ka Febraayo 2025. pic.twitter.com/jJxh7YUKWq

— Puntland State House (@Plstatehouse) February 27, 2025

“Xogaha la helay iyo warbixinnada la wadaagay dalalka nala shaqeeya waxay caddeeyeen in Dhasaan, Dhadaar iyo Shebaab ay ahaayeen xarumo muhiim u ah Daacish, laguna tababari jiray xubno falal argagixiso ka geysta meelo ka baxsan Soomaaliya,” ayuu yiri Deni.

Madaxweynaha Puntland Deni ayaa wuxuu intaas ku daray in xubno la tababaray ay weerarro ka geysteen Waqooyiga Ameerika, Yurub, Carabta iyo Aasiya, halka hoggaanka kooxda uu saldhig ka dhigtay aaggaas.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa xusay in halista Daacish aysan ku koobnayn Puntland iyo Soomaaliya oo keliya, balse ay tahay mid caalami ah oo ka faa’iidaysatay firaaqada amni ee ka jirta gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan dagaallada Yemen iyo burburka amni ee ka jira dalal kale oo ay kooxdu uga gudbeyso dalalka kale.

“Xaaladda dalka iyo kuwa deriska ah, gaar ahaan dagaalka ka socda Yemen iyo dhibaatooyinka Geeska Afrika, waxay siiyeen fursad ay uga faa’iidaystaan marinada Badda Cas, Badweynta Hindiya iyo Badda Carabta,” ayuu yiri madaxweynuhu.

Puntland ayaa la dagaalanka Daacish bilowday 4-tii Febraayo, kaddib markii wejiga koowaad lagu guuleystay bishii Janaayo. Ciidamada difaaca Puntland ayaa xilligan ku sugan meelihii ugu dambeysay ee Daacish ay kaga sugnaayeen Buuraleyda Calmiskaad.

Deni ayaa xusay in dagaalka lagu ciribtirayo Daacish uu sii socon doono ilaa laga suuliyo kooxdan, isagoo xusay in Puntland aysan ka helin taageero muuqata dowladda federaalka, inkastoo Villa Somalia ay bogaadisay hawlgalka.

Wararka Ugu Aqrinta Badan

  • ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 13 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto…

    Sii Aqri


    August 11, 2026
  • Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 13 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka…

    Sii Aqri


    August 10, 2026
  • Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 13 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee…

    Sii Aqri


    August 9, 2026

Share
Tags: #daacish#Madaxweynaha Puntland Deni#somalia#Wararka manta#Wararka somalia#wararka24
Previous Post

Tirada Ciidamada, AUSSOM OO la Shaaciyey, itoobiya oo tiro kabadan MASAR Lasiiyey, + dalalkale

Next Post

Shabaab oo manta lagala wareegay magaalo muhiim u ahayd, + Gusha Ciidamada Dowlada?

Related Posts

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, OO Mooshin kadhan ah DF geeyay Baarlamanka,

by Abdirahman Dahir
1 year ago

Wararka24: Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, oo ay ku jiraan kuwa kasoo jeeda Jubbaland iyo xubno kale oo...

Ciidanka Puntland

DEGDEG: Ciidanka Puntland OO Xarun kale oo muhiim ah manta kala wareegtay Daac1sh

by Yasmin Jamal
1 year ago

Ciidanka Puntland ayaa Jimcihii si buuxda ula wareegay xaruntii ay kooxda Daacish ku lahayd Dhaban-qooxle, oo ka tirsan...

Ciidamada Dowlada

Shabaab oo manta lagala wareegay magaalo muhiim u ahayd, + Gusha Ciidamada Dowlada?

by Abdirahman Dahir
1 year ago

Ciidamada Dowlada, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo shacabka deegaanka ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay magaalada Bacaadweyne ee...

AUSSOM

Tirada Ciidamada, AUSSOM OO la Shaaciyey, itoobiya oo tiro kabadan MASAR Lasiiyey, + dalalkale

by Abdirahman Dahir
1 year ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa ugu dambeyn heshiis rasmi ah ka gaaray tirada iyo dalalka...

Load More
Next Post
Ciidamada Dowlada

Shabaab oo manta lagala wareegay magaalo muhiim u ahayd, + Gusha Ciidamada Dowlada?

Ciidanka Puntland

DEGDEG: Ciidanka Puntland OO Xarun kale oo muhiim ah manta kala wareegtay Daac1sh

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, OO Mooshin kadhan ah DF geeyay Baarlamanka,

Recommended

Soomaaliya

Qorshaha Gargaarka Soomaaliya oo Hoos u Dhacay Sannadka 2026.

7 months ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

4 months ago
Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

10 months ago
Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

4 weeks ago
Puntland iyo Jubbaland oo war culus kasoo saaray arrintii maanta ka dhacday Garoonka Muqdisho,

Mucaaradka oo loo ogolaaday in hubkooda ay la galaan xerada Xalane

6 months ago
Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.