• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Golaha Ammaanka oo diiday soo jeedin Ruushka iyo Shiinaha ku saabsan cunaqabateynta Iran

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Share

New York – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa diiday soo jeedin ay hor dhigeen Ruushka iyo Shiinaha oo ahayd in lix bilood dib loo dhigo cunaqabateynta dib loogu soo celinayo Iran.

Cod loo qaaday soo jeedintaas ayaa waxaa diiday sagaal dal oo kala ah Mareykanka, Soomaaliya, Ingiriiska, Faransiiska, Denmark, Giriigga, Panama, Sierra Leone iyo Slovenia. Dhanka kale, afar dal ayaa oggolaaday, kuwaas oo kala ah Ruushka, Shiinaha, Pakistan iyo Aljeeriya, halka laba dal – Guyana iyo Koonfurta Kuuriya – ay ka aamuseen.

Go’aanka ka soo baxay codkan ayaa ka dhigan in Iran dib loogu soo celin karo cunaqabateyntii adagayd ee saarnayd ka hor heshiiskii 2015, cunaqabateyn ay hore u saareen Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Mareykanka, taas oo xaddidaysay dhaqaalaha iyo barnaamijka nukliyeerka ee dalkaas.

Dalalka Britain, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa doonaya in cunaqabateynta dib loo soo celiyo sababtoo ah Iran ayaa jebisay heshiiskii nukliyeerka waa sida ay Ku Andacoonayaane.

Qaraarkaan ay Soo jeediyeen Saaxiibada Iran dalka Ruushka iyo Shiinaha ayaa la filayaa inuu Meelmar Noqon waayo sababtoo ah dalalka reer Galbeedka Ayaa ka soo horjeeda.

Sida ay u badantahay Hadii Qaraarkaan Guulaysan waayo . cunaqabateynta Iran waxay dhaqan galeysaa manta oo Sabtida ah , taas oo ka dhigan xayiraad Dhinacyada hubka’ hantida iyo safarka oo la saaray Maamulka e Iran

Tehran Ayaa dhinaca kale ku hanjabtay in haddii la soo celiyo Cunaqabataynta ka dhanka ah, ay joojin doonto wada shaqeynta Hayada atoomikada Aduunka ee IAEA.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.