• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Madaxweynaha china Xi Jinping: oo shegay in ururka SCO ay mas’uuliyad weyn saaran tahay.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Xi Jinping
Share

Beijing – Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, ayaa sheegay in Ururka Iskaashiga Shanghai (SCO) uu qaadayo mas’uuliyad culus oo ku saabsan ilaalinta nabadda gobolka iyo horumarinta dalalka xubnaha ka ah ururkan. Hadalkan ayuu ka jeediyay casho sharaf loogu sameeyay magaalada Tianjin, halkaas oo ay ka qaybgalayaan madax ka kala socota in ka badan 20 dal iyo 10 urur caalami ah

Xi Jinping ayaa tilmaamay in SCO uu noqday mid ka mid ah ururrada ugu saameynta badan caalamka, maadaama uu ka kooban yahay 26 dal oo metela ku dhowaad kala bar dadka dunida iyo afar meelood hal meel dhaqaalaha caalamka. Wuxuu ku adkeystay in shirweynaha Tianjin uu noqon doono guul buuxda, isla markaana uu kaalin weyn ka qaadan doono xoojinta midnimada, iskaashiga iyo horumarka dalalka xubnaha ka ah.

Xi Jinping

Madaxweynaha Shiinaha ayaa ku nuux-nuuxsaday in iskaashiga dhaqaale, amni iyo mid siyaasadeed ee ka dhaxeeya xubnaha SCO uu yahay fursad weyn oo lagu xoojinayo degganaanshaha gobolka, isla markaana wax weyn ka tari kara horumarka guud ee caalamka.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.