• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Eswatini oo 32 askari u soo dirtay howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, Waa wadanka ugu HIV-ga badan aduunka?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Eswatini oo 32 askari u soo dirtay howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, Waa wadanka ugu HIV-ga badan aduunka?
Share

Mbabane – Dowladda Eswatini ayaa shaaca ka qaaday in 32 askari oo ka tirsan ciidanka Booliska dalkaas loo diray Soomaaliya, si ay ugu biiraan howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ka socda gudaha dalka.

Askarigan ayaa loogu talagalay inay ilaaliyaan amniga Soomaaliya, gaar ahaan goobaha muhiimka ah ee dowladdu ku shaqeyso. Taliyaha guud ee Booliska Boqortooyada Eswatini, Manoma Vusie, ayaa ciidanka u diray dar-daaran ku aaddan ilaalinta anshaxa iyo in ay u naxariistaan shacabka Soomaaliyeed.

Eswatini oo ku taalla koonfurta qaaradda Afrika, kuna dhex taalla Koonfur Afrika iyo Mozambique, waa dal yar oo ku dhowaad hal milyan oo qof ay ku nool yihiin.

 

Dalkaas waxaa lagu tiriyaa midka ugu badan ee ay dadkiisu qabaan cudurka HIV/AIDS, iyadoo ku dhowaad 27% bulshada uu saameeyay cudurkaasi.

Eswatini waxaa xukuma Boqor Mswati III, kaas oo la caleemo saaray sanadkii 1986 xilligii uu 18 jir ahaa.

 

Boqorkan ayaa caan ku ah nolol raaxo iyo guur badan, waxaana loo arkaa mid ka mid ah boqorrada ugu hantida badan qaaradda Afrika.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.