• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho
Share

Muqdisho – Kooxda Al-Shabaab ayaa soo saartay war cusub oo ku saabsan dhulalka dadka laga kicinayo ee ku yaalla magaalada Muqdisho, iyagoo sheegay in hantida si sharci darro ah lagu qabsaday aan cid kale dhisan karin.

 

Bayaan kasoo baxay kooxda ayaa lagu yiri: “Waxaan u sheegaynaa shacabka Banaadir in dhul la boobay uusan dhisan karin qof aan ahayn kii iska lahaa, haddii uu dhulkaasi dowladeed ahaa laguma takri fali karo, weligiisana sida uu yahay ayuu ahaan doonaa.”

 

Hadalka ayaa waxaa la socday digniin iyo goodin, iyadoo kooxda ay ku eedeysay dadka dhismo ka wada dhul ay ku tilmaameen mid muran iyo boob ku dhisan.

 

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli magaalada Muqdisho ay ka jiraan murano xooggan oo dhulal ah, kuwaas oo mararka qaar sababa iska horimaadyo u dhexeeya shacabka iyo ciidamada dowladeed.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.