• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Sucuudiga iyo Pakistan oo kala saxiixday heshiis difaac istiraatiiji ah

Amran Mahad by Amran Mahad
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Sucuudiga iyo Pakistan oo kala saxiixday heshiis difaac istiraatiiji ah
Share

Riyaadh – Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudiga, Mohammed bin Salman, iyo Ra’iisul Wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, ayaa magaalada Riyaadh ku kala saxiixday heshiis difaac oo wadajir ah oo loogu magac daray Strategic Mutual Defence Agreement (SMDA).

 

Heshiiskan ayaa dhigaya in weerar lagu qaado midkood loo tixgeliyo weerar lagu qaaday labada dalba, taas oo la micno ah in labada dhinac ay si buuxda isu difaaci doonaan haddii ay dhacdo weerar dibadeed.

 

Xafladda saxiixa ayaa ka dhacday qasriga boqortooyada ee Al-Yamamah, iyadoo Ra’iisul Wasaare Shehbaz Sharif si heer boqortooyo ah loogu soo dhaweeyay Sucuudiga.

 

Heshiiskan ayaa imanaya xilli gobolka Khaliijka uu wajahayo xaalad amni oo kacsan kadib weerarkii Israa’iil ku qaaday Dooxa, iyo iyadoo xiisadda u dhaxaysa Pakistan iyo Hindiya ay gaartay heer halis ah bishii May ee sanadkan, markii labada dhinac ay ku hanjabeen adeegsiga hubka nukliyeerka.

 

Falanqeeyayaal ayaa ku tilmaamay heshiiskan mid taariikhi ah oo dib u habayn kara juqraafi siyaasadeedka gobolka, iyagoo xusay in tallaabadani muujinayso in Sucuudiga iyo Pakistan ay si buuxda isu garab taagan yihiin, xilli kalsoonida Mareykanka ee Khaliijka ay sii wiiqmayso.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.