• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Maraykanka oo qirtay masuuliyadda duqayn lagu dilay Nabadoon Cumar Cabdullaahi Cabdi

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Maraykanka oo qirtay masuuliyadda duqayn lagu dilay Nabadoon Cumar Cabdullaahi Cabdi
Share

Muqdisho – Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay masuuliyadda duqayn ka dhacday gudaha Soomaaliya oo lagu dilay Nabadoon Cumar Cabdullaahi Cabdi. Mas’uuliyiin Maraykan ah ayaa ku tilmaamay ninka la dilay inuu xiriir dhow la lahaa kooxda Al-Shabaab.

 

Duqayntan ayaa la sheegay inay dhacday 13-kii Sebtembar, iyadoo dowladda Maraykanku caddeysay in ay iyadu ka dambeysay howlgalkaas. War-saxaafadeed laga soo saaray ayaa lagu sheegay in weerarkaasi uu ahaa mid lagu bartilmaameedsaday xubno ay ku tuhmayeen Al-Shabaab.

 

Si kastaba ha ahaatee, ilaa iyo hadda ma jiraan ilo madax bannaan oo xaqiijiyay sheegashada Maraykanka ee ku saabsan doorka Nabadoonka lagu dilay inuu ka tirsanaa ama xiriir la lahaa Al-Shabaab.

 

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo Maraykanku uu horey uga fuliyay duqaymo badan gudaha Soomaaliya, kuwaas oo marar badan muran dhaliyay, laguna dhaliilay in ay sababeen khasaare shacab.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.