• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ganacsade caan ah oo lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Ganacsade caan ah oo lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo
Share

Gaalkacyo – Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in maanta bartamaha suuqa magaalada lagu dilay ganacsade si weyn looga yaqaanay gobolka Mudug, kaas oo lagu magacaabi jiray Siyaad Cali Xirsi.

 

Goobjoogayaal ayaa sheegay in koox hubeysan ay ku weerareen xaruntiisa ganacsi, halkaasna ay ku toogteen, iyadoo uu isla goobta ku geeriyooday. Dilkan ayaa lagu sheegay inuu la xiriiri karo aano qabiil oo muddo dheer magaalada ka jirtay.

 

Laamaha ammaanka ee gobolka Mudug ayaa xaqiijiyay dhacdada, waxayna sheegeen in kooxdii dilka geysatay ay baxsadeen, iyadoo hadda lawado baaritaanno lagu raad joogo ragga logu tuhunsan yahay dilka.

 

Gaalkacyo ayaa muddo sanado ah wajahaysay dilal iyo dagaallo salka ku haya colaado qabiil, kuwaas oo marar badan sababay khasaare naf iyo maalba leh. Dilkan cusub ayaa sii kordhiyay walaaca ku saabsan xaaladda amniga ee magaalada.


Share

Recommended

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

7 months ago
Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

3 months ago
Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

6 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay Jiran dad Soomaaliyeed oo kaxun horumarka dalka, kana macaasha dhibaatooyinka?

2 years ago
Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

4 months ago
Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

3 weeks ago
Puntland iyo dacish

Puntland oo Sheegtay in ay Qabtay Dagaal-yahan Turkish ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.