• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

RW Anwar Ibrahim: Weerarkii Israa’iil ee Dooxa wuxuu ahaa mid ka dhan ah dunida Muslimka oo dhan?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 4 mins read
RW Anwar Ibrahim
Share

Kuala Lumpur – Ra’iisul Wasaaraha Malaysia, Anwar Ibrahim, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii Israa’iil ku qaaday magaalada Dooxa, isagoo ku tilmaamay weerar aan kaliya lagu bartilmaameedsan Qatar balse guud ahaan dunida Muslimka oo dhan.

Anwar ayaa sheegay in weerarkaasi uu ahaa isku day lagu burburinayo dadaallada nabadeed ee Qatar hormuudka ka tahay, isla markaana uu yahay jebin cad oo ka dhan ah shuruucda caalamiga ah. Wuxuu si gaar ah u dhaleeceeyay hadalladii Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ee ka dhanka ahaa dowladnimada Falastiin, isagoo ku tilmaamay kuwo cunsuriyad joogto ah ka tarjumaya.

Ra’iisul Wasaaraha Malaysia ayaa ugu baaqay dalalka Muslimka inay ka gudbaan cambaareynta afka kaliya, islamarkaana ay qaadaan tallaabooyin dhab ah oo ay ku joojinayaan xidhiidhka diblomaasiyadeed iyo ganacsi ee ay la leeyihiin Israa’iil. Wuxuu carrabka ku adkeeyay in xaaladda hadda taagan ay u baahan tahay ficil iyo geesinimo, halkii lagu ekaan lahaa hadal aan waxba ka beddelin xadgudubyada socda.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.