• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, May 9, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia
Trending

Puntland: Hada ayuu xalaal noqday!

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
10 months ago
Reading Time: 1 min read
Puntland

Wararka Ugu Aqrintabadan

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

2 hours ago
Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

2 hours ago
Load More
Share

GAROWE – Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Abdinur, ayaa si kooban oo macno leh uga falceliyey war-saxaafadeedkii dowladda federaalka Soomaaliya kasoo saartay markabkii lagu qabtay xeebaha Puntland ee lagu eedeeyey inuu hub sharci darro ah siday.

Puntland

Cabdifataax ayaa qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ku yiri: “Hadda ayuu xalaal noqday”, isagoo si toos ah u muujiyey in Puntland aysan ku qanacsaneyn sida Villa Somalia u fasirtay arrinta markabka. Hadalkaas ayaa kusoo aadaya kadib markii dowladda Federaalka ay sheegtay in markabku sharciyeysan yahay, taasoo keentay dhaleeceyn kasoo yeertay madaxda Puntland.

Markabkan oo lagu magacaabo SEA WORLD ayaa la qabtay dhowaan, waxaana Puntland ay sheegtay inuu siday hub iyo agab ciidan oo aan sharciyeysneyn. Maamulka Puntland wuxuu horey u sheegay in falkaasi uu yahay mid lidi ku ah amniga gobollada iyo heshiisyada caalamiga ah ee la xiriira xakameynta hubka.


Share
Tags: Markabka sea worldPuntland sea worldWararka maantaXeebaha Puntland
Previous Post

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegatay Lahaanshiyaha Markabka Sea World, Digniinna U Dirtay Puntland

Next Post

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

Related Posts

Somaliland iyo Israa’iil oo shir ku yeeshay Addis Ababa+sawiro

Somaliland iyo Israa’iil oo shir ku yeeshay Addis Ababa+sawiro

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Wafdi ka kala socotay Somaliland iyo ganacsato Israa’iili ah ayaa kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee...

Pakistan oo wafdi uso diraysa Muqdisho kadib afduubkii markabka iyo shaqaalehisa

Pakistan oo wafdi uso diraysa Muqdisho kadib afduubkii markabka iyo shaqaalehisa

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Dowladda Pakistan ayaa shaacisay inay wafdi heer sare ah u soo dirayso magaalada Muqdisho si ay wada-hadallo...

Xiisadda Villa Somalia iyo Galmudug oo sii xoogeysatay

Xiisadda Villa Somalia iyo Galmudug oo sii xoogeysatay

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ayaa sii xoogeysatay, kadib tallaabooyin cusub...

Dowladda oo qorsheyneysa dhismaha 10 kun oo guri oo loogu talagalay barakacayaasha

Dowladda oo qorsheyneysa dhismaha 10 kun oo guri oo loogu talagalay barakacayaasha

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay waddo qorshe cusub oo lagu dhisayo 10 kun oo guri...

Turkiga oo qorsheynaya tijaabo gantaal oo ka dhacda gudaha Soomaaliya

Turkiga oo qorsheynaya tijaabo gantaal oo ka dhacda gudaha Soomaaliya

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Dowladda Turkiga ayaa qorsheynaysa inay Soomaaliya ka fuliso tijaabada gantaalkeedii ugu horreeyay ee riddada dheer, sida ay...

Dowladda oo ogolaatay bannaanbaxa mucaaradka kuna xirtay shuruud adag

Dowladda oo ogolaatay bannaanbaxa mucaaradka kuna xirtay shuruud adag

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan diidaneyn bannaanbax ay mucaaradku ka dhigaan magaalada Muqdisho, balse ay...

Load More
Next Post
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

Mikel Arteta

Arteta Oo Ka Hadlay ciyaartoy cajiib ah Max Dowman, oo 15 Jir Ah

Newcastle United Alexander Isak

Alexander Isak Oo Ka haray Safarka Newcastle Ee Asia? + Sabata?

Recommended

Putin

Erdogan oo Putin ula Hadlay Dagaalka Israel iyo Iran

11 months ago
Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

2 months ago
Kenya

Kenya oo Diiday Qorshahe weyn oo ay Somaliland wadatay + Sababta

12 months ago
Mareykanka

Mareykanka oo Muujiyey Walaac Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh

12 months ago
DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

2 months ago
Maxamed Cali Ameeriko

Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo lo magacaabay xilweyn + sababta?

9 months ago
NISA

NISA oo Burburisay Buundo Istiraatiiji ah oo Al-Shabaab Dhistay + Xog cusub?

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.