• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Golaha Wasiirrada
Share

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka oo ka kooban 15 aqoonyahan.

Kulanka oo uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey liiska aqoonyahanada leh khibrad dheer oo ku saabsan waxbarashada iyo maamulka.

Guddiga cusub ayaa waxaa guddoomiye loogu magacaabay Dr. Cabdinuur Maxamud, halka guddoomiye ku xigeenka loo dhigay Dr. Maxamed Cali Faarax.

Xubnaha guddigana waxaa ka mid ah Dr. Ayaan Sh. Cabdullaahi Maxamed, Dr. Axmed Adam Maxamed, Dr. Roble Ibrahim Liban, Dr. Cabdulqaadir Cabdulle Cibaar iyo kuwo kale.

Guddigan ayaa mas’uul ka noqon doona horumarinta hey’adaha tacliinta sare ee dalka. Wasaaradda Waxbarashada ayaa soo gudbisay magacyada guddigaan.

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay dib-u-eegista qaab dhismeedka hey’adaha dowladda iyo sida loo waafajinayo shuruudaha xeerka.

Waxaa lagu bogaadiyey ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanada ka hawlgallada ay wadaan ee dib-u-xoreynta dalka. Wasaaradda diinta iyo Awqaafta Sheikh Mukhtar Robow ayaa isaguna sidoo kale lagu ammaanay horumarinta adeegga Xajka.

Golaha Wasiirrada
Golaha Wasiirrada
Golaha Wasiirrada
Golaha Wasiirrada

Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.