• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

War degdeg ah: Eliud Lagat oo Is-casilay, kadib dilki ojwang.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
War degdeg ah: Eliud Lagat oo Is-casilay, kadib dilki ojwang.
Share

NAIROBI — Eliud Lagat oo ah ku-xigeenka taliyaha booliiska Kenya ayaa maanta is-casilay xilkiisa.

Lagat ayaa sheegay inuu go’aanka gaaray ka dib markii uu ka fiirsaday danaha dadweynaha. “Waxaan maanta go’aansaday inaan iska casilo xilka,” ayuu bayaan ku yiri.

Ku-xigeenkiisa ayaa hawlaha xafiiska qaadan doona inta baaritaanku socdo. Lagat wuxuu sheegay inuu la shaqeyn doono hay’adaha wax baaraya.

Is-casilka ayaa ku soo beegmay xilli uu socdo baaritaan ku saabsan dilka blogger Albert Ojwang. Ojwang ayaa ku dhintay xabsiga booliiska gudihiisa June 8.

Dadweynaha keya ayaa muddo dalbadayay in Lagat uu is casilo. Mudaaharaadyo ayaa ka dhacay caasimadda Nairobi toddobaadkii hore.

David Maraga oo garsoorihii hore ee Kenyan ah ayaa Isniintii dalbaday in Lagat la xiro. Maraga wuxuu sheegay in uu jiro xiriir u dhexeeya Lagat iyo dilka Ojwang.

Lagat ayaa noqday sarkaalka ugu sarreeya ee is-casila tan iyo markii uu dhacay dilka Ojwang. Saddex sarkaal oo kale ayaa horay loo xiray arrintan.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.