• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqday Dhaawacyada Macawiisleyda besha Xawaadle + Sawiro

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Xasan Sheekh
Share

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay Isbitaalka Demartino ee magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu dabiibayo dhaawacyada ciidamada Macawiisleyda ee beesha Xawaadle, kuwaasoo ku dhaawacmay dagaalladii dhowaan ka dhacay gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa warbixin caafimaad ka dhageystay maamulka isbitaalka iyo shaqaalaha caafimaadka, isagoo si gaar ah u la hadlay dhaawacyada isbitaalka ku jira. Wuxuu muujiyay tixgelin iyo bogaadin uu u hayo geesinimada ay muujiyeen ciidamada Macawiisleyda oo door weyn ku leh dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Xasan Sheekh

Xasan Sheekh ayaa ballan qaaday in dowladda ay sii wadi doonto garab istaagga ciidamadaas iyo in la xoojiyo adeegyada ay u baahan yihiin, gaar ahaan kuwa ku dhaawacma howlgallada amni sugidda.Intii uu joogay isbitaalka,

Madaxweynaha wuxuu si weyn ugu mahadceliyay howlwadeenada caafimaadka ee u taagan badbaadinta dhaawacyada, isagoo sheegay in dowladda ay ka go’an tahay in la horumariyo adeegyada caafimaadka dalka.

Booqashada Madaxweynaha ayaa qeyb ka ah dhiirrigelinta iyo taageerada dowladda u fidinayso ciidamada difaaca dalka ee ku sugan jiidaha dagaalka, si kor loogu qaado niyaddooda iyo dhiirrigelinta ay u baahan yihiin.

Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Share

Recommended

Shan hab oo fudud oo lagu yareeyo baruurta caloosha

Shan hab oo fudud oo lagu yareeyo baruurta caloosha

6 months ago
Xawaadle

Daawo Beesha Xawaadle oo uhanjabtay DF Hadi xilka NISA laga qaado Sanbaloolshe! + faahfaahin?

1 year ago
Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

1 year ago
DAAWO: Mucaaradka oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in sharci darro ku dagan yahay Villa Somalia

DAAWO: Mucaaradka oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in sharci darro ku dagan yahay Villa Somalia

4 months ago
Arday

DAAWO: Arday kaalinta koowaad ka galay imtixanki dowlada oo Lagu Dilay Muqdisho

1 year ago
Saxafiyad Iiraani ah oo 15 sano oo xabsi ah lagu xukumay

Saxafiyad Iiraani ah oo 15 sano oo xabsi ah lagu xukumay

4 weeks ago
Somaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad aysoo direen……

Somaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad aysoo direen……

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.