• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Urur siyaasadeed cusub oo caawa looga dhawaqayo mogadishu.

Sajid Ahmed by Sajid Ahmed
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Siyaasadeed
Share

Siyaasadeed

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo ay ku mideysan yihiin Madaxda DFS iyo Madaxda saddex dowlad goboleed ayaa caawa lagu dhawaaqayaa, iyadoo shirweyinihii u horreeyay ee uu yeelanayo Golayaashiisa.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa noqonaya Guddoomiyaha ahna Musharaxa JSP, iyadoo uu yeelanayo illaa afar Guddoomiye Kuxigeen oo lagu salleeyay saami qeybsiga dhanka beelaha, kaddib todobaadyo si adag la isugu hayay qaab dhismeedka dhanka hoggaanka.

Dadka odorasa siyaasadda ayaa aaminsan in Xisbigan uu yahay mid isku qaatay dhammaan awooddii dowladda dhexe iyo tan Dowlad Goboleedyada Koofurta, waxaana sidaas meesha uga baxaya kalsoonida lagu qabi karo siyaasad loo dhan yahay oo ka timaada madaxda ku mideysan. Waxaana dad badan is waydiinayaan sida uu Xisbigu ku soo socon karo,

Maadaama uu yahay Isbahaysi isku danaysi ah oo dhinacyada ku mideysan ay yihiin kuwo damacoodu yahay xukun dheereysi, oo muddo xileedkooda hadda ka dhamaaday, kuwana hal sano u dhiman yahay

Tan ayaa imaneysa iyadoo doorashadu fooda inagu soo hayso, waxa bilaabmay isbahaysi siyaasadeed oo cusub Madaxweynaha Soomaaliya iyo qaar badan oo ka mid ah madaxda maamul goboleedyada ayaa maanta oo Talaadado ah Muqdisho ka daah furay  xisbi siyaasadeedka Cadaalada iyo Wadajirka (JSP) waxaa hogaamin doona gole hogaamineed, oo ka kooban hogaamiye, afar ku xigeen iyo xoghaye guud. 

Madaxweynayaashii hore Shariif Shiikh Axmed  , Maxamed Cabdullahi farmaajo, Madaxwaynaha maamulka goboleedka  Puntland Siciid Cabdullahi Deni iyo madax kale oo badan oo caan ka ah siyaasadda oo qaarkood wata xisbiyo siyaasadeed ayaa la filayaa inay la tartamaan xisbiga cusub si ay fursad ugu helaan hoggaanka dalka laga bilaabo sanadka soo socda. 

Siyaasiyiinta qaar ayaa la dhacsan jawig siyaasadeedkan cusub halka kuwa qaar kasoo horjeedan 


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.