• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Wararki Ugu danbeeyey Xiisadda u dhaxaysa Hindiya iyo Pakistan

Sajid Ahmed by Sajid Ahmed
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Hindiya
Share

Hindiya

Ciidamada Hindiya ayaa bilaabay weerar ballaaran oo lagu magacaabo “Operation Sindoor”, bishan May 7 2025, kaasoo lagu bartilmaameedsaday sagaal goobood oo ku yaalla Kashmir-ka ay Pakistan maamusho iyo gobolka Punjab ee Pakistan.

Weerarkan ayaa la sheegay inuu socday daqiiqado aad ubadan iyadoo la isticmaalay diyaaradaha Rafale oo wata gantaallada SCALP iyo bamamka AASM Hammer. Hindiya ayaa sheegtay in weerarkan uu ahaa mid lagu beegsaday xarumaha kooxaha argagixisada sida Jaish-e-Mohammed iyo Lashkar-e-Taiba, iyadoo aan la weerarin xarumaha milatariga Pakistan.

Pakistan ayaa si adag uga jawaabtay weerarka hindiya iyadoo sheegtay inay soo ridday 25 diyaaradood oo aan duuliye lahayn oo Hindiya leedahay. Sidoo kale, Pakistan ayaa sheegtay in ay weerartay goobo milatari oo ku yaalla gudaha indiya, inkastoo Hindiya ay sheegtay inay ka hortagtay weeraradaas iyadoo adeegsatay nidaamka difaaca gantaallada ee S-400.

Wasiirka Difaaca Pakistan, Khawaja Asif, ayaa sheegay in khatarta dagaal nukliyeer ah ay tahay “mid muuqata oo hadda jirta”, isagoo carabka ku adkeeyay in Pakistan aysan doonayn dagaal balse ay is difaaci doonto haddii la weeraro.

Xiisada u dhaxeysa labadan dal ayaa weli tagan iyado eysan jirin wada hadal bilaaw ah ilaa iyo hada Dowlado badan iyo hay’ado caalami ah ayaa ka walaacsan xiisadda sii kordheysa ee u dhexeysa indiya iyo Pakistan.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, ayaa ugu baaqay labada dal inay joojiyaan dagaalka oo ay bilaabaan wadahadal. Sidoo kale, Iran iyo Midowga Yurub ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda si looga fogaado dagaal weyn

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.