Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Caalamka

Ukraine oo weerar drone ah ku qaaday gobolka Moscow

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, lix kalena way ku dhaawacmeen weerar ballaaran oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah oo Ukraine ay ku qaaday gobolka Moscow, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Ruushka.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
September 20, 2026, 3:28 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Ukraine oo weerar drone ah ku qaaday gobolka Moscow
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, lix kalena way ku dhaawacmeen weerar ballaaran oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah oo Ukraine ay ku qaaday gobolka Moscow, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Ruushka.

Barasaabka gobolka Moscow, Andrei Vorobyev, ayaa sheegay in boqolaal drone ah la soo riday, iyadoo weerarku waxyeello u geystay guryo iyo dhismayaal kale. Haweeney 44 jir ah ayaa ku dhimatay Sofyino, halka nin waayeel ah uu ku dhintay Orekhovo-Zuevo.

Duqa Moscow, Sergei Sobyanin, ayaa sheegay in 450 drone oo ku wajahnaa caasimadda la soo riday, iyadoo qayb ka mid ah goob lagu sifeeyo shidaalka ay waxyeello soo gaartay. Weerarku wuxuu sidoo kale sababay in si ku-meel-gaar ah loo xaddido duulimaadyada garoomada Sheremetyevo iyo Vnukovo.

Dhanka Ukraine, mas’uuliyiinta gobolka Kyiv ayaa sheegay in weerarro Ruushku geystay ay ku dhinteen afar qof, oo ay ku jiraan saddex carruur ah. Labada dhinac ayaa toddobaadyadii u dambeeyay kordhiyay weerarrada ay isku qaadaan, gaar ahaan kuwa lagu beegsanayo kaabayaasha tamarta iyo gaadiidka.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Somaliya oo beenisay in la mamnucay safarada Imaradka

Dowladda Somaliya oo beenisay in la mamnucay safarada Imaradka

1 day ago
Ciidamada Danab oo shegay inay dileen 21 xubnood oo Al-Shabaab ah

Ciidamada Danab oo shegay inay dileen 21 xubnood oo Al-Shabaab ah

1 day ago
Mucaaradka oo diiday dalab wadahadal oo uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo diiday dalab wadahadal oo uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh

1 day ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo Imaaraadka ku eedeyay dilka Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose

Ra’iisul Wasaare Xamza oo Imaaraadka ku eedeyay dilka Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose

1 day ago
Imaaraadka oo Soomaaliya eedeeyma u jeediyay, sheegayna inuu xiray safaaraddiisa  Muqdisho bishii Janaayo

Imaaraadka oo Soomaaliya eedeeyma u jeediyay, sheegayna inuu xiray safaaraddiisa Muqdisho bishii Janaayo

2 days ago
Axmed Madoobe oo ka digay xalada dalka: “Xamar la iskuma aamin karo”

Axmed Madoobe oo ka digay xalada dalka: “Xamar la iskuma aamin karo”

3 days ago
Dagal ka dhacay Beledweyne oo khasare geystay, xaladduna weli kacsan tahay

Dagal ka dhacay Beledweyne oo khasare geystay, xaladduna weli kacsan tahay

3 days ago
Cabdalla Cabdalla oo iska casilay xilkii boliska, kuna biiray mucaradka

Cabdalla Cabdalla oo iska casilay xilkii boliska, kuna biiray mucaradka

3 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.