• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Toddobo fariisin oo Al-Shabaab ku lahayd duleedka Jilib oo ay Kumaandooska Danab burburiyeen

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
2 months ago
Reading Time: 2 mins read
Toddobo fariisin oo Al-Shabaab ku lahayd duleedka Jilib oo ay Kumaandooska Danab burburiyeen
Share

Ciidamada Kumaandooska Danab ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya ciidamada Jubbaland, ayaa sheegay inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanno ku yaalla duleedka degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.

Sida ay warbaahinta dowladda u sheegeen saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka, ciidamada ayaa burburiyay toddobo fariisin oo ay Al-Shabaab ku lahayd deegaanka, waxayna gacanta ku dhigeen agab lagu sheegay in laga helay saldhigyadaas.

Saraakiisha ayaa sheegay in deegaanka Gambaale uu ka mid ahaa goobaha ugu muhiimsan ee ay Al-Shabaab ku sugnaayeen, isla markaana uu kamid ahaa bartilmaameedyadii howlgalka.

Taliska ciidamada ayaa xusay in howlgalkan uu qayb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo amniga deegaannada Jubbaland iyo howlgallada joogtada ah ee ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolka Jubbada Dhexe.

Illaa iyo hadda, saraakiishu ma aysan shaacin khasaaraha ka dhashay howlgalka ee dhinaca Al-Shabaab, mana jiro war rasmi ah oo kooxda kasoo saartay sheegashada dowladda.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.