Dowladda Federaalka oo Faahfaahin Ka Bixisay Dilka Horjooge Cabdullaahi Wadaad.
Wararka24: 28-01-2026:Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge sare ...







