• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Sweden oo Soomaaliya siinaysa $65 milyan iyo sababta

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Sweden oo Soomaaliya siinaysa $65 milyan iyo sababta
Share

Wararka24: Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday istaraatiijiyad cusub oo saddex sano ah oo ay ku taageereyso Soomaaliya, taas oo qiimaheedu gaarayo ku dhowaad $65 milyan.

Qorshahan oo socon doona inta u dhaxeysa 2026 ilaa 2028 ayaa diiradda lagu saarayaa dhismaha hay’adaha dowladda, kobcinta dhaqaalaha iyo xoojinta u adkeysiga dhibaatooyinka.

Mas’uuliyiinta Sweden ayaa sheegay in taageeradan ay sidoo kale la xiriirto ujeeddo cusub oo ku saabsan arrimaha socdaalka.

Wasiirka Iskaashiga Horumarinta Caalamiga ah iyo Ganacsiga Dibadda, Benjamin Dousa, ayaa sheegay in istaraatiijiyaddan ay ka qeyb qaadaneyso horumarinta dowladnimada iyo shaqo abuurka.

Dowladda Sweden ayaa caddeysay in qorshahan uu isku xirayo gargaarka horumarineed iyo siyaasadda socdaalka, gaar ahaan dib u celinta dadka aan sharciga ku joogin.

Wararka ayaa tilmaamaya in horey shuruudo la mid ah loogu xiray taageerada, oo ay ka mid tahay aqbalidda muhaajiriinta dib loogu soo celinayo Soomaaliya.

Hay’ada Folke Bernadotte Academy ayaa la sheegay inay fulin doonta qorshahan cusub.

Tallaabadan ayaa muujineysa isbeddel ku yimid siyaasadda gargaarka Sweden, iyadoo xoogga la saarayo isku filnaanshaha, kobaca dhaqaalaha iyo maareynta socdaalka.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.