Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Caalamka

Saddex waddo oo Turkiga ku cadaadin karo Israa’iil haddii xiisadu ay ka,sii darto

Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa dowladda Turkiga iyo Israel ayaa sii xoogeysaneysa, kadib hadallo kulul iyo tallaabooyin sharci oo labada dhinac ay is-weydaarsadeen toddobaadyadii la soo dhaafay. Khilaafkan ayaa salka ku haya arrimo la xiriira dagaalka Gaza iyo…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
April 27, 2026, 4:12 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Saddex waddo oo Turkiga ku cadaadin karo Israa’iil haddii  xiisadu ay  ka,sii darto
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa dowladda Turkiga iyo Israel ayaa sii xoogeysaneysa, kadib hadallo kulul iyo tallaabooyin sharci oo labada dhinac ay is-weydaarsadeen toddobaadyadii la soo dhaafay. Khilaafkan ayaa salka ku haya arrimo la xiriira dagaalka Gaza iyo loollanka saameynta gobolka.

Falanqeeyayaal siyaasadeed ayaa tilmaamaya in haddii xaaladdu ka sii darto, Ankara ay haysato dhowr waddo oo ay cadaadis ku saari karto Israel, kuwaas oo saamayn ku yeelan kara dhaqaalaha, tamarta iyo isu-socodka hawada.

Midda koowaad ayaa ah xannibaadda qulqulka shidaalka Azerbaijan ee mara dhuumaha Baku-Tbilisi-Ceyhan, kuwaas oo qayb muhiim ah ka qaata sahayda shidaalka ee Israel. Haddii Turkigu xiro marinkan, waxay keeni kartaa carqalad ku timaadda helitaanka shidaalka ee Israel muddo kooban.

Waddada labaad ayaa noqon karta in Turkigu hawadiisa ka xiro diyaaradaha rayidka ah ee Israel. Tani waxay kordhin kartaa kharashaadka duullimaadyada, iyadoo diyaaradaha lagu khasbi karo marinno dheer oo qaali ah.

Qodobka saddexaad wuxuu la xiriiraa ganacsiga labada dhinac. Inkastoo ganacsiga Turkiga iyo Israel uu hore hoos ugu dhacay tan iyo cunaqabateyntii sanadkii hore, haddana Ankara waxay sii adkeyn kartaa xayiraadaha ganacsi si ay u kordhiso cadaadiska dhaqaale.

Khubaro badan ayaa qaba in tallaabooyinkan ay saameyn ku yeelan karaan Israel, balse aysan noqon doonin kuwo gebi ahaanba wiiqa awooddeeda dhaqaale ama amni, maadaama ay haysato suuqyo iyo waddamo kale oo beddel u noqon kara.

Dhanka kale, Turkiga ayaa u muuqda inuu xoojinayo xiriirka uu la leeyahay waddamo gobolka iyo xulafada NATO, si uu u helo taageero siyaasadeed iyo mid amni haddii xiisaddu gaarto heer cusub.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Ku xigeenka Taliyaha Booliska oo ka digay khatarta bixitaanka ciidamada Uganda

Ku xigeenka Taliyaha Booliska oo ka digay khatarta bixitaanka ciidamada Uganda

15 hours ago
Boosaaso oo loo adeegsaday marin calooshood u shaqeystayaal Suudaan

Boosaaso oo loo adeegsaday marin calooshood u shaqeystayaal Suudaan

16 hours ago
Ciidamo cusub oo ku biiraya Xoogga Dalka oo lagu soo bandhigay Galmudug

Ciidamo cusub oo ku biiraya Xoogga Dalka oo lagu soo bandhigay Galmudug

17 hours ago
Sanbaloolshe oo dhulka uga soo gudbay Feerfeer kuna tegay magaalada Beledweyne

Sanbaloolshe oo dhulka uga soo gudbay Feerfeer kuna tegay magaalada Beledweyne

1 day ago
Israa’iil oo ka jawaabtay hadalkii JD Vance ee ku saabsanaa xiriirka Mareykanka

Israa’iil oo ka jawaabtay hadalkii JD Vance ee ku saabsanaa xiriirka Mareykanka

2 days ago
Xasan Sheekh: Khilaafkeenna siyaasadeed shisheeye lama dhex geli karo

Xasan Sheekh: Khilaafkeenna siyaasadeed shisheeye lama dhex geli karo

2 days ago
Xiisadda Suudaan iyo Itoobiya oo sii xoogeysatay kadib tallaabooyin aargoosi ah

Xiisadda Suudaan iyo Itoobiya oo sii xoogeysatay kadib tallaabooyin aargoosi ah

2 days ago
Soomaaliya oo ka digtay in dagaallada Itoobiya….

Soomaaliya oo ka digtay in dagaallada Itoobiya….

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.