• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Mareykanka iyo Israa’iil oo weerar culus kuqaaday Iran

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Mareykanka iyo Israa’iil oo weerar culus kuqaaday Iran
Share

Wararka24: 28-02-2026 Warbaahinta Iran ayaa sheegtay in qaraxyo laga maqlay qaybo ka mid ah caasimadda Tehran, kaddib weerarro loo adeegsaday gantaallo oo la sheegay in ay ku lug lahaayeen Mareykanka iyo Israa’iil.

Wakaaladda wararka ee Fars ayaa tebisay in dhowr gantaal ay ku dhaceen aagga University Street iyo Jomhouri, iyadoo qiiq laga arkayay qeybo ka mid ah magaalada.

Sarkaal sare oo Mareykan ah ayaa u sheegay Al Jazeera in howlgalka uu ahaa mid wadajir ah oo lagu beegsanayay bartilmaameedyo milateri, si cadaadis loogu saaro Iran arrinta barnaamijkeeda nukliyeerka. Wuxuu sheegay in hawlgalku ku lug lahaa diyaarado dagaal iyo maraakiib ku sugan gobolka.

Associated Press ayaa iyaduna warisay in weerarka uu ka dhacay meel u dhow xarumo muhiim ah oo ku yaalla Tehran, oo ay ku jiraan agagaarka xafiisyada Hoggaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei.

Reuters ayaa soo xigatay sarkaal sheegay in Khamenei aanuu ku sugneyn goobta la beegsaday, isla markaana loo wareejiyay meel ammaan ah.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qoraal uu soo saaray ku xaqiijiyay in Mareykanku ka qayb qaatay howlgalka, isagoo sheegay in la beegsaday bartilmaameedyo muhiim ah. Ilaa hadda, ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Iran oo faahfaahin ka bixiya khasaare ama jawaab celin milateri.

Weerarkan ayaa sare u qaaday xiisadda gobolka Bariga Dhexe, iyadoo laga cabsi qabo in xaaladdu isu beddesho iska horimaad ballaaran oo saameeya dalal badan.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.