• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Maamulka Koonfur Galbeed oo faah faahiyay ciidamada ku sugan bannaanka Baydhaba

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Maamulka Koonfur Galbeed oo faah faahiyay ciidamada ku sugan bannaanka Baydhaba
Share

Wararka24: Maamulka Koonfur Galbeed ayaa hoos u dhigay walaaca laga muujiyay ciidamada iyo gaadiidka dagaalka ee ku sugan duleedka magaalada Baydhaba, isagoo sheegay in ciidamadu yihiin kuwo sugaya amniga.

Afhayeenka maamulka, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed, ayaa sheegay in ciidamadaasi aanay ahayn kuwo fallaagoobay, balse loo dhigay bannaanka si looga hortago qalalaase ka dhaca hareeraha magaalada.

Wuxuu xusay in dagaalkii ka dhacay gudaha Baydhaba uu sababay in ciidamada loo kala fogeeyo, si loo xasiliyo xaaladda amni ee magaalada iyo nawaaxigeeda.

Hadalkan ayaa imanaya kadib markii warar hore ay sheegayeen in ciidamo taabacsan madaxweynihii hore Cabdicasiis Lafta-gareen ay ku sugan yihiin bannaanka Baydhaba.

Afhayeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in dagaalkii dhacay uu ahaa mid la filan karayay, balse dhinacooda ay qaadeen tallaabooyin lagu kala badbaadinayo ciidamada.

Dhanka kale, weli waxaa taagan hadal heyn ku saabsan mowqifka Lafta-gareen, kaas oo lagu sheegay inuu iscasilay, inkastoo warar kale ay sheegayaan inuu weli ku adkeysanayo xilka.

Si kastaba, afhayeenka maamulka ayaa ka gaabsaday inuu si cad uga hadlo arrintaas, isagoo sheegay in go’aankaasi uu yahay mid u gaar ah Lafta-gareen.

Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.