• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, January 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Japan oo kacabaneyso tirada dadka duqowda ah ee dalka kunool..

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
4 months ago
Reading Time: 1 min read
Japan oo kacabaneyso tirada dadka duqowda ah ee dalka kunool..
Share

Tokyo – Dowladda Japan ayaa ku dhawaaqday in tirada dadka ku nool dalka ee gaadhay ama dhaafay da’da 100 sano ay gaartay 99,763 qof,

laga bilaabo 1-da Sebtembar 2025, taas oo ah rikoor cusub oo koror ah marka la barbar dhigo sannadkii hore. Tiradani waxay ka dhigan tahay in dadka cimri-dheer ee dalkaasi ay sii kordhayaan sanadba sanadka ka dambeeya.

 

Warbixinta rasmiga ah ayaa muujisay in haweenku ay ka badan yihiin 88% dadka centenarians-ka ah, taas oo caddeynaysa cimri-dheerida haweenka marka loo eego ragga.

Qofka ugu da’da weyn dalka ayaa ah Shigeko Kagawa oo 114 jir ah, kuna nool gobolka Nara, halkaas oo ay muddo dheer uga shaqeysay caafimaadka hooyada iyo dhallaanka ka hor inta aysan hawlgabin.

 

Kororka dadka cimri-dheer ayaa loo arkaa caqabad weyn oo dalka uu wajahayo, maadaama tirada dhalinyarada ay hoos u sii dhacday halka adeegyada caafimaadka iyo daryeelka bulshada ay sii kordhayaan. Dowladda Japan ayaa soo bandhigtay siyaasado lagu taageerayo qoysaska, oo ay ku jiraan fududeynta daryeelka carruurta iyo dhiirrigelinta shaqo-saaxiibtinimada, si loo xoojiyo dhalmada loona yareeyo saameynta dhaqaale ee ka dhalan karta hoos u dhaca dadka da’da yar.

 

Japan ayaa weli ah mid ka mid ah dalalka caalamka ugu cimriga dheer, balse waxaa muuqata in mustaqbalka dhow uu dalkaan wajihi doono baahi ballaaran oo ku saabsan adeegyada caafimaad iyo taageerada dadka waayeelka ah.


Share
Tags: Dadka 100 sano kaweynJapanwararka caalamkaWararka24 manta
Previous Post

Baasaboorka dalalka kenya iyo Tanzania oo hoos u dhacay?

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Doha?

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee...

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa xalay kulan saacado qaatay xili habeenimo kula yeeshay Moscow, ergayal sare...

Wilkie

Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Haba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan,...

Fiqi

Fiqi: marnaba kama tanaasulidoona ilaalinta madaxbannaanida dalka somaliyeed

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba ka tanaasuli doonin...

Guban

DF Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhismaha Maamulka Cusub Ee Guban State

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista maamulka cusub ee Guban State, kaasi oo xildhibaanno...

7 khalad ee dadka badankood suubiyaan, markay isticmalayaan toonta?

7 khalad ee dadka badankood suubiyaan, markay isticmalayaan toonta?

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

7da khalad ee ay dadka badankood gaar ahaan somalida suubiyaan, markay isticmalayaan toonta, kuwaas oo kala ah in...

Load More
Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Doha?

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Doha?

Puntland

Puntland oo DF ka codsaneysa soo celinta wada-shaqeynta, Maxa soo kordhay?

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre

DAAWO: Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre: Kursigaygu ma matalo Puntland iyo Jubbaland?

Recommended

Japan oo kacabaneyso tirada dadka duqowda ah ee dalka kunool..

Japan oo kacabaneyso tirada dadka duqowda ah ee dalka kunool..

4 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

12 months ago
Eswatini oo 32 askari u soo dirtay howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, Waa wadanka ugu HIV-ga badan aduunka?

Eswatini oo 32 askari u soo dirtay howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, Waa wadanka ugu HIV-ga badan aduunka?

4 months ago
Xildhibaan Cabdiraxmaan

Xildhibaan Cabdiraxmaan: “Heshiiska Shidaalka Soomaaliya-Turki Waa Sharci-Darro!”

9 months ago
Puntland

Puntland oo Dagaal Cir iyo Dhul ah ku Qaadday Kooxda Daac1sh.

8 months ago
ruushka iyo Mareekanka ay

Mareykanka iyo Ruushka oo Marki ugu horeysay mudo 4 sano Ah Shir Uga Furmay Dalka Sacuudiga..

11 months ago
Dacwadii Saad Aljabri iyo Bin Salmaan oo gashay wajigii cusub..

Dacwadii Saad Aljabri iyo Bin Salmaan oo gashay wajigii cusub..

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.