• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo cusub ku tababaraysa gobolka Bakool

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
2 weeks ago
Reading Time: 2 mins read
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo cusub ku tababaraysa gobolka Bakool
Share

Wararka24: Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tababar ciidan uga socda xero ku taalla degmada Waajid ee gobolka Bakool, iyadoo la qorsheynayo inay ka qeyb qaataan howl-gallada amni ee ka socda deegaannada Koonfur Galbeed.

Ciidamadan ayaa lagu diyaarinayaa hawlo militari oo ka dhan ah Al-Shabaab, iyadoo tababarkoodu qeyb ka yahay qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu xoojinayo awoodda ciidamada qaranka ee ka howlgala koonfurta iyo bartamaha dalka.

Saraakiil ka tirsan xoogga dalka ayaa gaaray xerada tababarka, halkaas oo ay kormeer ku sameeyeen habka loo tababarayo ciidamada iyo goobaha ay askartu ku qaadanayaan casharrada militari.

Saraakiisha ayaa sidoo kale warbixinno ka dhageystay macallimiinta iyo tababarayaasha mas’uulka ka ah ciidamada. Waxay xog ka heleen heerka ay marayaan tababarka iyo diyaarinta cutubyada cusub.

Tababarkan ayaa kusoo beegmaya xilli dowladda Federaalka ay xoogga saareyso dhismaha iyo tayeynta ciidamada qaranka, si ay si buuxda ugu diyaar garoobaan qaadista mas’uuliyadda amniga dalka.

Qorshahan ayaa sidoo kale qeyb ka ah marxaladda kala-guurka amniga Soomaaliya, iyadoo ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM ay si tartiib ah ciidamada Soomaaliyeed ugu wareejinayaan mas’uuliyadda amniga goobaha ay hadda ka howlgalaan.

Dowladda ayaa horey u qaaday tallaabooyin lagu diyaarinayo cutubyo cusub oo ka tirsan xoogga dalka. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bishan tababar ugu soo xiray ciidamo lagu soo tababaray deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo loogu talagalay xoojinta howl-gallada amniga.


Share

Recommended

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

2 months ago
Duqeyn ka dhacday  Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

Duqeyn ka dhacday Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

3 months ago
Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

7 months ago
Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

3 months ago
Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

12 months ago
Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

2 months ago
Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland

Wararka24: Booliska Somaliland oo soo qabtay eedeysane loo haysto dil ka dhacay Manta Hargeysa? +Faah faahin dherad ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.