• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Adag ku Fuliyay Jubbada Hoose, + faahfahinta wada shaqeynta maamulkaas?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
12 months ago
Reading Time: 2 mins read
Ciidanka

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

9 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

16 hours ago
Load More
Share

Ciidanka

Kismaayo, Jubaland – Ciidanka Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubaland ayaa maanta si guul leh u fuliyeen howlgal ballaaran oo lagu jabiyay kooxaha Khawaarijta ee ku sugan waqooyiga gobolka Jubbada Hoose.

Ciidanka oo Jab Culus gaarsiiyey Khawaarajinta

Ciidamada qaranka ayaa burburiyey saldhigooyin ay Khawaarijta ku lahayd, kuwaas oo ay ku sheegeen inay shacabka ku qaadi jireen baad (sakaatul-fidri). Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay inay gabaadkii ugu weynaa ee argagixisadu ku lahayd deegaanka ay ku burbureen.

Howlgalkani wuxuu ka mid ahaa dadaallada dowladda ee lagu sugayo xasiloonida iyo nabadda gobolka, gaar ahaan kadib markii Khawaarijtu bilaabeen baad ka qaadka dadka rayidka ah ee kunool agaas.

Ciidanka
Ciidanka
Ciidanka

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah Xigasho SONNA


Share
Previous Post

QM oo James Swan u Magacawday Wakiilka Gaarka ah ee Soomaaliya

Next Post

Arinti Madaxweynaha xassan sheekh iyo falcilinta dadka? + faahfaahin

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
16 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Arinti Madaxweynaha xassan sheekh iyo falcilinta dadka? + faahfaahin

Madaxweynaha Faransiiska

Madaxweynaha Faransiiska iyo Israa'il oo kahadlay Dib uso Soo Celiyo Xabbad-Joojinta Gaza

Xamza

Somaliland: Xamza wuu ka shallayn doona Safarkiisa Laascaanood.

Recommended

Axmed Madoobe

Axmed Madoobe oo Abaabul Siyaasadeed Ka Bilaabay Nairobi

10 months ago
Trump oo ka falceliyay warar ku saabsan weerarro Iiraan ku qaaday maraakiib Mareykan ah

Trump oo ka falceliyay warar ku saabsan weerarro Iiraan ku qaaday maraakiib Mareykan ah

1 week ago
Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

Xogta is-mari waaga ka taagan wadahadallada Xasan Sheekh iyo mucaaradka

4 weeks ago
Mareykanka

Trump oo soo saaray digniin culus oo uu u diray Iiraan

3 weeks ago
Dowladda Jabuuti

Dowladda Jabuuti oo Ka saaraysa dalkeeda Dad Ajaanib ah oo ay Ku Jiraan Soomaali

10 months ago
Turkiga oo faah-faahiyey mashruuc weyn oo ayka fulinayaan Soomaaliya

Turkiga oo faah-faahiyey mashruuc weyn oo ayka fulinayaan Soomaaliya

4 weeks ago
Dr. adan Musharraxii Garabka Firdhiye oo ku guulaystay GuddoomIyaha baarlamaanka GWB

Dr. adan Musharraxii Garabka Firdhiye oo ku guulaystay GuddoomIyaha baarlamaanka GWB

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.