• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Waqooyi Bari Oo Mamnuucday Xirashada Dareyska Ciidamada Ee Rayidka

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
3 months ago
Reading Time: 2 mins read
Waqooyi Bari Oo Mamnuucday Xirashada Dareyska Ciidamada Ee Rayidka
Share

Wararka24: Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in dadka aan ka tirsanayn ciidamada amniga ay xirtaan dareyska ama astaamaha ciidamada.‎‎

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga ee maamulka ayaa lagu faray Taliska Booliska inuu si degdeg ah u dhaqan-geliyo amarkaasi, isla markaana tallaabo sharci ah laga qaado cid kasta oo lagu qabto iyadoo si aan sharci ahayn u xiran dareyska ciidamada.

Wasaaraddu waxay sheegtay in mamnuucidda ay khusayso dhammaan noocyada dharka, astaamaha iyo calaamadaha ay adeegsadaan ciidamada amniga, iyadoo lagu adkeeyay in isticmaalka agabkaasi uu ku koobnaan doono xubnaha sida rasmiga ah uga tirsan hay’adaha ammaanka.‎‎

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in qof kasta oo jebiya amarkan laga qaadi doono tallaabooyin waafaqsan xeerarka amniga iyo shuruucda dalka.‎

Mas’uuliyiinta maamulka ayaa sheegay in ujeeddada tallaabadan ay tahay xoojinta amniga, ka hortagga isticmaalka sharci darrada ah ee astaamaha ciidamada iyo ilaalinta kala dambeynta.

‎‎Go’aankan ayaa kusoo beegmaya xilli maamulka Waqooyi Bari uu ku howlan yahay wax ka qabashada colaadaha beeleed ee ka taagan gobolka Sool, iyadoo wararku sheegayaan in ay kordheen dadka ku sugan deegaannada colaadaha oo xiran dareyska ciidamada.‎


Share

Recommended

Shan hab oo fudud oo lagu yareeyo baruurta caloosha

Shan hab oo fudud oo lagu yareeyo baruurta caloosha

6 months ago
Xawaadle

Daawo Beesha Xawaadle oo uhanjabtay DF Hadi xilka NISA laga qaado Sanbaloolshe! + faahfaahin?

1 year ago
Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

1 year ago
DAAWO: Mucaaradka oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in sharci darro ku dagan yahay Villa Somalia

DAAWO: Mucaaradka oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in sharci darro ku dagan yahay Villa Somalia

4 months ago
Arday

DAAWO: Arday kaalinta koowaad ka galay imtixanki dowlada oo Lagu Dilay Muqdisho

1 year ago
Saxafiyad Iiraani ah oo 15 sano oo xabsi ah lagu xukumay

Saxafiyad Iiraani ah oo 15 sano oo xabsi ah lagu xukumay

4 weeks ago
Somaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad aysoo direen……

Somaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad aysoo direen……

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.