• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Israel oo sheegtay inay dishay taliye sare oo ka tirsanaa Xisbullah

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
3 months ago
Reading Time: 2 mins read
Israel oo sheegtay inay dishay taliye sare oo ka tirsanaa Xisbullah
Share

Wararka24: Ciidamada Israel ayaa sheegay inay dileen Abd Harb, oo ay ku tilmaameen taliye ka tirsanaa cutubka injineernimada ee Xisbullah, kadib weerar ay ku qaadeen toddobaadkii hore Lebanon.

War-saxaafadeed ay ciidamada Israel soo saareen ayaa lagu sheegay in Abd Harb uu ku lug lahaa diyaarinta iyo kicinta walxaha qarxa ee lagu beegsan jiray ciidamada Israa’iil ee ka howlgala koonfurta Lebanon.

Ciidamada Israel ayaa sidoo kale ku eedeeyay Harb inuu door muhiim ah ku lahaa weerarro lagu qaaday ciidamadooda tan iyo dagaalkii u dhexeeyay Israa’iil iyo Xisbullah sanadkii 2006, iyagoo ku tilmaamay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda.

Dhanka kale, Xisbullah weli si rasmi ah uma aysan xaqiijin ama u beenin sheegashada Israel ee ku saabsan dilka Abd Harb.

Ciidamada Israel ayaa sidoo kale sheegay in ciidankooda cirka ay burburiyeen diyaarad dagaal oo aan duuliye lahayn, taas oo ay sheegeen in dagaalyahannada Xisbullah u adeegsanayeen weerarro ka dhan ah ciidamada Israa’iil ee ku sugan koonfurta Lubnaan.

Xiisadda u dhexeysa Israel iyo Xisbullah ayaa weli taagan, iyadoo labada dhinac ay marar kala duwan isweydaarsadaan weerarro iyo duqeymo ka dhaca xadka u dhexeeya labada dal.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.