• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Digniin laga bixiyay qorshe Mareykanku ka damacsan yahay Itoobiya

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Digniin laga bixiyay qorshe Mareykanku ka damacsan yahay Itoobiya
Share

Wararka24: Senator sare oo ka tirsan Aqalka Senate-ka ee Mareykanka ayaa maamulka Donald Trump uga digtay in uusan hakad gelin gargaarka cuntada iyo taageerada bani’aadannimo ee la siiyo Itoobiya, xilli malaayiin qof ay wajahayaan xaalad nololeed oo adag.

Jeanne Shaheen ayaa warqad rasmi ah u dirtay Marco Rubio, iyadoo ka digtay in barnaamijyo gargaar oo muhiim ah ay halis ugu jiraan inay istaagaan bisha June, haddii aan la helin maalgelin degdeg ah.

Shaheen ayaa sheegtay in hakadka ku yimaada gargaarka uu sababi karo xaalad bani’aadannimo oo culus, taas oo saameyn karta in ka badan 3 milyan oo qof oo ku nool Itoobiya, gaar ahaan dadka ku barakacay gudaha dalka iyo kuwa wajahaya cunno-yari daran.

Waxay si gaar ah u dalbatay in la taageero barnaamijka gurmadka degdegga ah ee JEOP, kaas oo gargaar cunto siiya dadka ku sugan gobolka Tigray iyo deegaanno kale oo ay saameeyeen colaadaha iyo abaarta.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa dhankeeda sheegtay in aysan qorsheynin inay gebi ahaanba joojiso gargaarka cuntada ee Itoobiya, iyadoo caddeysay in Washington ay weli tahay deeq-bixiyaha ugu weyn ee taageerada siiya Addis Ababa.

Digniintan ayaa kusoo aadeysa iyadoo Itoobiya ay wali la tacaaleyso saameynta dagaalkii Tigray ee billowday 2020, kaas oo sababay dhimasho badan, burbur iyo barakac ballaaran, iyadoo malaayiin qof ay weli ku tiirsan yihiin gargaar dibadeed.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.