• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 13, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Internet-ka ee Soomaaliya oo ay Cilad kutimid + Sababta iyo mesha ay wax marayaan?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
internet-ka
Share

internet-ka

Wararka24: Qadka internet-ka ee Soomaaliya ayaa wajahaya cilad lama filaan ah, taas oo si weyn looga dareemay magaalada Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka.

Warar la helay ayaa muujinaya in ciladda ay la xiriirto culeys ku yimid xargaha internet-ka ee mara badda hoosteeda, gaar ahaan aagga Badda Cas, taas oo sababtay hoos u dhac weyn oo ku yimid xawaaraha adeegga internet-ka.

Saameynta ciladdan kuma eka Soomaaliya oo kaliya, balse waxay sidoo kale saameysay dalal ay ka mid yihiin Kenya, Masar, iyo Pakistan, maadaama ay iyaguna adeegsanayaan isla xargaha internet-ka ee badda hoosteeda mara.

Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa xaqiijisay ciladdan, iyada oo macaamiisheeda la wadaagtay farriin ay ku caddeyneyso in kooxda farsamada ay si degdeg ah uga shaqeynayso sidii loo xallin lahaa arrintan. Shirkaddu waxay intaa ku dartay in ay la kaashaneyso khubaro caalami ah si dib loogu soo celiyo xawaaraha internetka.

Tan iyo waqtiyo hore, cilado noocan oo kale ah ayaa marar kala duwan saameyn ku yeeshay adeegyada internetka ee Soomaaliya, taas oo caqabad ku noqotay isticmaaleyaasha maadaama internet-ku yahay laf-dhabarka isku xirka bulshada iyo ganacsiga. Dadaallo xooggan ayaa haatan socda si loo hagaajiyo

Warbixin Cusub Hormuud ayaa sheegtay in la hagaajiyey culeyski internet-ka warbixinta hormuud ayaa u qorneyd Macaamiilkeena sharafta leh,

internet-ka

Waxaan kuugu bishaaraynaynaa in aan xallinnay culeyskii internet-ku uu ka dhashay cillad soo gaartay mid kamid ah xargaha internet-ka xambaara ee mara badda hoosteeda.

Macaamiil waxaan kaa raalli galineynaa culeys-ka ku yimid internetka, waxaana mar walba diyaar kuula nahay adeeg hufan oo joogta ah.

Mahadsanidiin.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.