• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO: Deni oo kulan la qaatay Suldaan Siciid xilli xiisad siyaasadeed taagan tahay

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
DAAWO: Deni oo kulan la qaatay Suldaan Siciid xilli xiisad siyaasadeed taagan tahay
Share

Wararka24: Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar shaqo ku tegay degmada Badhan, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Cali Shire.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Maxamed Baari Shire, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan maamulka Puntland.

Kulankan ayaa kusoo aadaya xilli inta badan isimada dhaqanka Puntland ay ku sugan yihiin Muqdisho, halkaas oo ay kulamo kula yeesheen Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xamza Cabdi Barre si ay uga wada hadlaan xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha dib-u-heshiisiinta.

Kulamadaas ayaa yimid xilli uu weli taagan yahay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland, iyadoo labada dhinac ay isku hayaan arrimo siyaasadeed iyo hannaanka dowlad-dhiska.

Dhanka kale, Madaxweyne Deni ayaa degmada Badhan ka xarigga ka jaray xarunta cusub ee taliska Booliiska gobolka Sanaag, taas oo qeyb ka ah qorshaha dib-u-habeynta iyo tayeynta ciidamada Booliiska Puntland.

Munaasabadda xarig-jarka waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Puntland, saraakiil ciidan, maamulka gobolka Sanaag iyo marti sharaf kale, iyadoo la sheegay in xaruntan cusub ay muhiim u tahay xoojinta amniga gobolka.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.