• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Israel oo Imaaraadka u dirtay nidaamka difaaca cirka iyo ciidamo

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Israel oo Imaaraadka u dirtay nidaamka difaaca cirka iyo ciidamo
Share

Wararka24: Dowladda Israel ayaa la sheegay inay dalka Imaaraadka u dirtay nidaamka difaaca cirka ee Iron Dome iyo ciidamo qaabilsan hagidda nidaamkaas, xilli uu socdo dagaalka u dhexeeya Israel iyo Iran. Tallaabadan ayaa la sheegay inay timid maalmaihii hore ee dagaalka, sida ay xaqiijiyeen ilo amni iyo warbixinno diblomaasiyadeed.

Warbixinnadu waxay tilmaamayaan in iskaashiga dhinacyada milateriga, amniga iyo sirdoonka ee u dhexeeya Israel iyo Imaaraadka uu gaaray heer cusub, iyadoo markii ugu horreysay nidaamka Iron Dome si hawlgal ah loogu adeegsaday dal ka baxsan Israel iyo Mareykanka.

Sida ay sheegayaan ilo Israa’iili ah, Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa amray in nidaamkan iyo ciidamo la socda loo diro Imaaraadka kadib wada-hadal uu la yeeshay Madaxweynaha Imaaraadka, Mohamed bin Zayed Al Nahyan.

Imaaraadka ayaa la sheegay inuu wajahay weerarro culus oo uga yimid Iran tan iyo markii dagaalka qarxay, iyadoo gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn lagu bartilmaameedsaday gudaha dalkaas, inkastoo inta badan hawada lagu qabtay.

Saraakiisha labada dhinac ayaa sheegay in nidaamka Iron Dome uu ka qeyb qaatay qabashada gantaallo badan oo kusoo wajahnaa gudaha Imaaraadka, taas oo sare u qaaday iskaashiga amni ee labada dal tan iyo heshiiskii diblomaasiyadeed ee ay kala saxiixdeen sanadkii 2020.

Tallaabadan ayaa loo arkaa mid xasaasi ah oo siyaasadeed, maadaama joogitaanka ciidamo Israa’iili ah gudaha Imaaraadka uu dhalin karo falcelin gobolka ah, balse sidoo kale muujinaysa heerka cusub ee iskaashi istiraatiiji ah ee labada dal.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.