• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay urur siyaasadeedka SINCAD

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
5 months ago
Reading Time: 3 mins read
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay urur siyaasadeedka SINCAD
Share

Wararka24: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha urur siyaasadeedka SINCAD, Maxamuud Khaliif Jabiye, oo uu wehliyay musharraxa xisbiga ee Koonfur Galbeed, Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta howlaha doorashooyinka dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, iyadoo la sheegay in ay socdaan dadaallo lagu diyaarinayo hannaan doorasho oo loo dhan yahay.

Hoggaamiye Jibriil ayaa ku ammaanay ururka SINCAD sida ay ugu diyaar garoobeen ka qeybgalka doorashada, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah looga shaqeeyo xasilloonida iyo maamul wanaagga Koonfur Galbeed.

Dhankiisa, Maxamuud Khaliif Jabiye ayaa uga mahadceliyay kulanka, isaga oo tilmaamay in guddiga doorashooyinka ay ku howlan yihiin sidii loo qaban lahaa doorasho degdeg ah oo hufan oo loo siman yahay.

Kulankan ayaa kusoo aadaya xilli ay sii kordhayaan dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda Koonfur Galbeed, iyadoo dhinacyada kala duwan ay isu diyaarinayaan doorashooyinka maamulkaasi.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.