• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Jibriil oo kormeer ku sameeyay xarunta maamulka degmada Baydhabo

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 3 mins read
Jibriil oo kormeer ku sameeyay xarunta maamulka degmada Baydhabo
Share

Wararka24: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta maamulka degmada Baydhabo ee gobolka Baay.

Jibriil ayaa halkaasi waxaa ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha degmada Baydhabo ahna duqa magaalada Cabdullaahi Cali Watiin.

Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa hubinta habsami u socodka howlaha maamulka, dardargelinta adeegyada bulshada iyo xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa maamulka iyo shacabka.

Intii uu kormeerka ku guda jiray, hoggaamiyaha ayaa warbixinno ka dhageystay masuuliyiinta degmada, kuwaas oo la wadaagay xaaladda guud iyo caqabadaha jira.

Sidoo kale, wuxuu indha indheyn ku sameeyay xarumo muhiim ah si uu u qiimeeyo heerka adeeg bixinta ee degmada.

Jibriil Cabdirashiid ayaa bogaadiyay maamulka degmada, isaga oo ku dhiirrigeliyay inay sii xoojiyaan hufnaanta, isla xisaabtanka iyo horumarinta adeegyada aas aasiga ah.

Wuxuu sidoo kale caddeeyay in maamulka Koonfur Galbeed ay ka go’an tahay horumarinta maamul wanaagga iyo kor u qaadidda adeegyada bulshada.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.