• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWA: Deni oo ciidamadiisa faray heegan dagaal oo lagu difaacayo Puntland

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 3 mins read
Share

Wararka24: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku amray ciidamada Puntland inay galaan heegan buuxa, isla markaana u diyaar garoobaan dagaal uu ku sheegay mid lagu difaacayo shacabka iyo dhulka.

Deni ayaa hadalkan jeediyay kadib kulan uu la yeeshay saraakiil iyo cutubyo ka tirsan ciidamada, isagoo xusay in aan la siin doonin amarro khaldan, balse laga filayo inay si hufan u gutaan waajibaadkooda.

Wuxuu carrabka ku adkeeyay in Puntland ay ka go’an tahay ilaalinta amniga iyo xasilloonida, isagoo ka digay khataro ay ka mid yihiin argagixiso, burcad-badeed iyo isku dayo lagu wiiqayo ciidamada.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale muujiyay kalsooni uu ku qabo ciidamadiisa, isagoo sheegay inay awood u leeyihiin difaaca Puntland iyo ka hortagga cid kasta oo amniga khalkhal gelisa.

“Waxaan ku kalsoonahay in ciidamadeennu ay difaaci karaan dalkooda,” ayuu yiri Deni.

Hadalka Deni ayaa kusoo aadaya xilli ay jiraan cabashooyin ka dhex jira qaar kamid ah ciidamada, kuwaas oo la xiriira arrimo ku saabsan awood qaybsiga siyaasadeed iyo mushaaraad.

DAAWA


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.