• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Hantidhowraha Guud oo la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Hantidhowraha Guud oo la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Share

Wararka24: Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Gutaale, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Danjire Alper Aktaş.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray fulinta heshiiska is-fahamka ah ee u dhexeeya Maxkamadda Xisaabaadka Turkiga iyo Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya.

Heshiiskan oo la saxiixay bishii July 2025 ayaa ku saabsan iskaashi lagu horumarinayo aqoonta iyo xirfadaha la xiriira hantidhowrista.

Axmed Ciise Gutaale ayaa kulanka ka sheegay muhiimadda uu heshiiskan u leeyahay xoojinta hufnaanta iyo isla xisaabtanka hay’adaha dowladda.

Sidoo kale, wuxuu tilmaamay doorka ay hay’adda TIKA iyo Safaaradda Turkiga ka qaadanayaan hirgelinta heshiiskaasi.

Dhankiisa, Danjire Alper Aktaş ayaa muujiyay sida ay uga go’an tahay dowladda Turkiga taageerada wada-shaqeynta iyo horumarinta hay’adaha hantidhowrka Soomaaliya.

Wuxuu xusay in xoojinta hantidhowrka ay muhiim u tahay horumarinta dowlad wanaagga iyo daahfurnaanta maaliyadeed.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.