• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Dowladda oo bandow habeenkii ah ku soo rogtay Baydhaba

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Dowladda oo bandow habeenkii ah ku soo rogtay Baydhaba
Share

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bandow habeenkii ah ka dhaqan gelisay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed.

Bandowgan ayaa lagu xaddiday dhaqdhaqaaqa shacabka inta lagu jiro saacadaha habeenkii, iyadoo lagu sheegay in uu yahay mid lagu xoojinayo amniga iyo xasilloonida magaalada.

Sidoo kale, Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa mamnuucay in hub lagu dhex qaato gudaha Baydhaba, marka laga reebo ciidamada ammaanka sida Booliska iyo NISA.

Go’aankan ayaa yimid kadib markii ay sare u kaceen walaacyada amni ee la xiriira isbeddelladii siyaasadeed ee ka dhacay Koonfur Galbeed.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa faray saraakiisha in si adag loo dhaqan geliyo awaamiirta cusub ee amniga.

Wuxuu sidoo kale sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono cid kasta oo lagu helo inay jebiso amarka bandowga ama ay hub ku dhex qaadato magaalada.

Ciidamada ammaanka ayaa la faray inay kordhiyaan roondooyinka habeenkii, isla markaana ay xoojiyaan baaritaanka dadka iyo gaadiidka soo galaya ama ka baxaya Baydhaba.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.