• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Qoor Qoor oo Muqdisho yimid kadib dhaq dhaqaaqyo militari ee Galmudug

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Qoor Qoor oo Muqdisho yimid kadib dhaq dhaqaaqyo militari ee Galmudug
Share

Wararka24: Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kadib safarro uu ku tegay dalalka Sacuudiga iyo Turkiga.

Soo dhaweyn ayaa loo sameeyay wafdiga, waxaana la filayaa inuu kulamo la yeesho madaxda dowladda federaalka si looga hadlo xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in kulamadaasi diiradda lagu saari doono isbeddelladii ugu dambeeyay, gaar ahaan xaaladda Koonfur Galbeed iyo tallaabooyinkii militari ee dowladda qaaday.

Sidoo kale, waxaa la filayaa in la falanqeeyo qorshaha doorashooyinka dadweynaha ee la doonayo in laga hirgeliyo Galmudug, iyadoo qaban qaabadii ugu dambeysay ay socoto.

Wararka ayaa intaas ku daraya in sanaadiiqda doorashada la geeyay deegaanno ka tirsan gobollada dhexe, si loo hirgeliyo qorshaha doorasho qof iyo cod ah.

Dhanka kale, waxaa jira dhaqdhaqaaqyo militari oo ka socda Galmudug, kadib markii saanad ciidan la geeyay Dhuusamareeb, taas oo la sheegay in loogu talagalay ciidamo cusub oo tababar loo soo gabagabeeyay.

Ilo wareedyo ayaa tilmaamay in ciidamadaasi lagu xoojinayo amniga doorashooyinka iyo howlgalada ka dhanka ah Al Shabaab.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.